Mohamed Abdiaziz

Mohamed Abdiaziz Wax ka baro Teknooloojiyada & Sanco samaynta | Dive into the world of Technology & Design

Mahadsanid ustaad, juhdiga iyo dedaalka aad ku bixisay kor u qaadista wacyiga Ummadeenna Rabbi SW hakaa abaalmariyo. Mag...
10/09/2025

Mahadsanid ustaad, juhdiga iyo dedaalka aad ku bixisay kor u qaadista wacyiga Ummadeenna Rabbi SW hakaa abaalmariyo.

Magacaa hajiro if iyo aakhiroba.

Safar yar baan ku jiray oo shalay iyo dorraad wax badan bogga maan haleelin. Dhalinyarada inta talooyinkayga soo dhoweysey iyo inta wax badan oo cay ah iigu bedeshey waan u mahad celinayaa dhawr sababood:
1) horta bogga waad kala kiciseen maashallah, 3k like ku dhowaad ayaa ku soo korodhay. Ajar badanna waan ka helay oo qaar baa xasanaadkoodii iigu deeqay.

2) qaar badan ayaa talooyinka iyo xogaha cilmi baarista ku salaysan si fiican uga falceliyey waa ku mahadsanyihiin, waxaan rajaynayaa in Ilaahay intii aragtaba ku anfaco.

3) xagga is barashada wadaadkani ilaahay mahaddiis waa soomaali, cid uu marti uga yahay soomaalinimana ma jirto, jabuuti ilaa jigjiga, borame iyo hargeysa iyo burco, ilaa buuhoodle iyo laascaano, ilaa boosaaso iyo qandala, gaalkacayo, gelinsoor, cadaado ilaa beledweyne iyo jawhar, xamar ilaa baydhabo, luuq ilaa kismayo iyo kamboni, ilaa garissa iyo wajiir, intaaba waan ahay adeero, Ilaahay baana mahaddaas leh waayo qof intaasba ahi soomaali waa ku yaryahay.

4) Soomaaliland markaan si gaar ah u tilmaamo, adeer waa beerka iyo wadnaha soomaalida, ninna beerkiisa ama wadnihiisa waranka kuma dhufto. Xumaan horana iigama dhicin 30 sano aan ka shaqaynayey haddana uma quudho, Cid iga xigtaana ma jirto adeer, dhirta iyo dhagaxa dooxa hargeysa iyo gibiley, sheekh iyo burco, ayaa garan og waxaan ahay haddaadan aqoon ee soo weyddii gobta reer sheekh isxaaq, culimo, siyaasi, salaaddiin, haddaad doontana dhulka iyo dhagaxa weyddii, Ilaahay agtiisana wey ka qorantahay. Isagaana dadka u garsoora.
Intaas baan anoo safar ku jira ka gaarey, haddii loo baahdana waan ku soo noqon inshallah.

Ku mahadsanidiin soo dhaweynta diirran iyo qaabilaada wacan bahda Generex Communications iyo saaxiib qiima badan Eid Dau...
28/08/2025

Ku mahadsanidiin soo dhaweynta diirran iyo qaabilaada wacan bahda Generex Communications iyo saaxiib qiima badan Eid Daud

27/08/2025

Ku soo dhawoow Hargeysa, Mohamed Abdiaziz Sharaf weyn ayey noo tahay inaan ku martiqaadno, kuguna soo dhawayno magaalada iyo xafiiska Communications

Website :
https://generexco.com
For Any Inquiries
2280 || +252 523223 || 63 7274444

21/08/2025

Talo $20 Malyan oo Dollar Khasaarisay | Shirkaddii Chips-ka iyo Sheeko Gaaban

12/08/2025

2 website oo si fudud ugu baran karto touch typing degdeg ah (Qoraalka Keyboardka).

31/07/2025

Mahadsanidiin bahda Dhambaal iyo dhammaan asxaabta kasoo qayb gashay 😍🥰.

27/07/2025
05/06/2025

Ducada ugu fadliga badan ee maalinta carafa la akhristo sida Nabigeenna ﷺ ka sugnaatay:

لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

27/05/2025

Shayga markii lawaayay ay dadku malaayiin iska laayeen, muxuu yahay?

25/05/2025

Canva AI: Website-ka ugu fiican ee naqshad lagu sameeyo.

23/05/2025

Afsoomaaliga, Soomaalida iyo Cilmiga 👇🏼

Address

Istanbul
343400

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdiaziz posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Abdiaziz:

Share