Yuusuf Aadan Tarabi

Yuusuf Aadan Tarabi "Waste no more time arguing about what good man should be. Be one!"

Warqadan waa warqad si toos ah uga turjumaysa doonista Qaranka. Maraykan laga bilaabo hadda sidan uun ayaa loola hadli d...
23/09/2025

Warqadan waa warqad si toos ah uga turjumaysa doonista Qaranka. Maraykan laga bilaabo hadda sidan uun ayaa loola hadli doonaa. Mahadsanid Xildhibaan Jama Abokor.

letter.

20/08/2025
Xildhibaan Abdishakur Saleban Mohamed oo ku jira ololaha uu ugu jiro Golaha Barlamaanka Gobolka Minnesota in uu ka mid n...
20/08/2025

Xildhibaan Abdishakur Saleban Mohamed oo ku jira ololaha uu ugu jiro Golaha Barlamaanka Gobolka Minnesota in uu ka mid noqdo ayaa maanta ka qaybgalay fagaaraha caanka ah ee StartupBREW, oo ka mid ah fagaarayaasha ugu waaweyn dalka Maraykanka ee lagu dhiirrigeliyo ganacsiyada yaryar iyo kuwa loo yaqaan startups.

Xildhibaanka kala socda- Abdishakur For State Representative

Abdishakur Mohamed, oo horey bulshada Moorhead uga shaqeeyay dhinaca shaqo-abuurka iyo horumarinta dhalinyarada, ayaa ma...
17/07/2025

Abdishakur Mohamed, oo horey bulshada Moorhead uga shaqeeyay dhinaca shaqo-abuurka iyo horumarinta dhalinyarada, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu u tartamayo xilka Xildhibaan ee Gobolka Minnesota – District 4A.

Official Announcement
Abdishakur Mohamed for State Representative | District 4A

Today, I am proud to announce my candidacy for Minnesota State Representative in House District 4A.

Years ago, I arrived in Moorhead as a new immigrant searching for opportunity and a place to call home. This community welcomed me. It’s where I found my first job, pursued my education, and launched my first business. Moorhead gave me a future, and now I am ready to give back.

In 2019, I founded Soma Employment Solutions to help others access the same opportunities that changed my life. Since then, we have connected hundreds of Minnesotans—especially youth, immigrants, and underserved communities—with meaningful employment and career pathways. In 2024, this work was recognized by the Moorhead City Council with the MoorHeart Award, a powerful reminder of what we can achieve when we invest in people.

I am running for State Representative because I believe in public service that delivers real results. My priorities for District 4A include:

• Expanding workforce development and job training
• Increasing access to affordable housing and homeownership
• Improving mental health and healthcare services
• Supporting small businesses and rural entrepreneurship
• Closing the digital divide and ensuring educational equity

I understand the challenges that working families face because I have lived them. I will bring experience, integrity, and a deep commitment to our community to the State Capitol.

I believe in a future where everyone—no matter their background—has the chance to thrive. If you share that vision, I invite you to stand with me.

Together, we can build a stronger, more inclusive District 4A and create a better Minnesota for all.

Thank you for your support.

Abdishakur Mohamed
Candidate for State Representative
Minnesota House District 4A

Website: AbdishakurForMN.com
Facebook: Abdishakur for State Representative
Instagram:




17/07/2025

WAR DEG-DEG AH: Abdishakur Saleban Mohamed ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u tartamayo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Gobolka Minnesota, District 4A. Waa hogaamiye bulsho iyo aasaasaha Soma Employment Solutions, oo caan ku ah taageerada dhalinyarada, qaxootiga, iyo bulshada baahiyaha gaarka ah leh.

21/05/2025

A Historic Night in Minnesota
The Somaliland community proudly welcomes
H.E. Abdirahman Abdallahi Ismail “Saylici”
Former Vice President of the Republic of Somaliland

Join us as we honor his legacy of leadership, dedication, and service to the people of Somaliland. This is more than an event — it is a moment of pride, unity, and inspiration for our community.

Date: May 25th, 2025
Time: 7:00 PM to 11:00 PM
Location: Zawadi Center
1701 American Blvd E, Suite 15, Bloomington, MN 55425

Hosted by: Somaliland Professionals and Business Forum

Come celebrate with us. Share widely. Invite friends and family. Let’s give our leader the welcome he deserves.

Reer Minnesota fursadan halaga faaiidaysto. Soma Employment Solutions
23/09/2024

Reer Minnesota fursadan halaga faaiidaysto.

Soma Employment Solutions

Ogaysiis Ogaysiis
Waxaa dhamaan Somalida ku nool Gobolka Minnesota lagu war-galinayaa in Shirkada Soma Employment Solutions in ay kugu martiqaadaysaa inaad ka soo qayb gasho, munaasabad ku saabsan fursadaha iyo caqabadaha ka jira suuqyada shaqada Minnesota.

Fadlan ka faa'iideyso fursaddan dahabiga ah.

03/09/2023

Baraha Bulshadu waxay qeyb ka qaataan qalqalka qofnimada ku dhaca (personality disorder). Waxa uu qofku luminayaa jiritaankiisa jireed iyo falgalka ama xiriirka is-dareemidda ku dhisan (intimacy) ee ka dhexeeya qofka iyo bay’adda ku hareereysan. Wuxuu qofku gaaraa heer uu mar walba Baraha Bulshada ka raadiyo dhammeystirka qeyb asaga ka maqan (fishing for compliments), iyo hubinta ama xaqiijinta qofka uu yahay (self-authentication).

Xanuunkan, oo sida lagu qaado ay sahal tahay, waxa uu qofka ka dilayaa dareenka ahaansho ee bannaanka ku nool; wuxuuna ku soo aruurayaa qof hawo ah (virtual person). Wax kasta oo agtiisa ka dhacaya sida keliya ee uu ula falgalayo una dareemayo waxay noqonee in uu sawir ka qaado, ama qoraal ka sameeyo oo Facebook soo dhigo; ka dibna uu dadka la falanqeeyo. Waa sababta aad u arkayso qof soo qoraya “hooyo ayaa hadda dhimatay ee iigu soo duceeya”. Waxaa laga yaabaa intii ay hooyo sakaraadeysay oo dhan inuu qofkan ka sii fekerayay waxa uu Facebook ku qori doono marka ay nafta ka baxdo. Waa macquul in oohinta iyo murugada geerida uu dareemo marka qoraalka laga soo falceliyo.

Mid ka mida xeeladaha xanuunkaan la isaga difaaci karo waa in sida aad u joogto aad mar isaga baxdaa Baraha Bulshada. Waxaad jidka ka soo helaysaa qofkii aad ahayd oo run ah, waxaana kuu soo noolaanaya dareen qofeed oo asagoon comment iyo love helaynin dadka salaamaya, u duceynaya, u tacsiyaynaya, la sheekeysanaya, si dhab ahna ula falgalaya.

Maxamed Dhaalleey

09/03/2023

Nin Yaroo Nin weyn ah waakan Siduu arrinta laascanood uga hadlay cajiibsana! Talo-qaben!

09/03/2023

Yaa axdiga jabiya gabadhaha mise wiilasha?😂 Dood qosol badan 😂

Address

Başakşehir, Olimpiyat Stadı Yolu No:1815, 34480 Başakşehir/Istanbul
Istanbul
34000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yuusuf Aadan Tarabi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share