HabibaLadan Abdi

HabibaLadan Abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HabibaLadan Abdi, Media, Istanbul.
(1)

30/12/2025

MD Firdhiye" Soomaaliya waa mid sidaas ayee ahaan, Walaalaha Hargaysa waxaan...seemore

30/12/2025

Garoowe: Agaasime Axmed Cawil ayaa dhul ku wareejiyay halgamaa Korneyl Raage...seemore

30/12/2025

Gaalkacayo Qeybta Galmudug oo laga taageerey midnimada & wadajirka Soomaaliya...seemore

30/12/2025

Laascaanood dibad-bax ka dhan ah aqoonsiga Somaliland ay siisay Isr**1L..seemore

30/12/2025

Ka qayb qaado Madaraso waxbarasho oo u baahan dayactir iyo dib-u-habayn taa...seemore

29/12/2025

Gen Indha-Cadde" Waxaa la'isku wareysan-doona Caasimadda Isr***l ee Talaabiib...seemore

29/12/2025

Cabdirashiid PHD"Hooyaday hilibka ayay iibisaa, aabahayna waa waardiye,Qardho ayaan...seemore

 :Banaanbax ka dhan ah xadgudubka YH-da Isaa’11l ay ku soo qaaday qaranimada Soomaaliya oo ka socda Muqdisho.
28/12/2025

:Banaanbax ka dhan ah xadgudubka YH-da Isaa’11l ay ku soo qaaday qaranimada Soomaaliya oo ka socda Muqdisho.

BOQOR BURHAAN BOQOR MUUSE OO SOO SAARAY BAYAAN KU SAABSAN MIDNIMADA SOOMAALIYA:"Dalkeena Soomaaliya oo xornimada qaadata...
28/12/2025

BOQOR BURHAAN BOQOR MUUSE OO SOO SAARAY BAYAAN KU SAABSAN MIDNIMADA SOOMAALIYA:

"Dalkeena Soomaaliya oo xornimada qaadatay 1960 waxay muddo dheer la daalaa dhacaysay faragelin shisheeye iyo kala-qaybin, iyada oo shisheeyuhu danahooda ka arkeen goobta istraatiijiga ah ee allaah inagu beeray.

Xaaladda dalka ka cusboonaatey gaar'ahaan aqoonsiga ay Israa’iil siisay Somaliland waa khatar toos ah oo ku wajahan midnimada, madaxbannaanida iyo qaranimada Soomaaliyeed, gaar ahaan xilli caalamku cambaareynayo tacaddiyada iyo xasuuqa ay ka waddo Falastiin.

Shacabka Somaliland waa dad wanaagsan oo ay ka soo baxeen dad taariikhdeena ku xusan waxaa ka so baxay culimada loogu ixtiraam badan yahay geyigeena, ma ahayn in qaar kamid ah shacabku ay huwadaan calanka lagu dhibaateeyey umad badan oo Muslimiin ah kaas oo adduunku maanta u arko calan ku asteysan dhibaato, xasuuq iyo dilka caruurta reer Falastiin, mana jirin sabab ku kalifi karta in ay huwadaan oo u dabaaldegaan.

Waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayaa in Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu garab istaago difaaca midnimada dalka, sidoo kale dhamaan dhinacyada siyaasadda ku lugta leh oo ay u horeyso Dowladda Federaalku waa in in ay khilaafka iska ilaawaan, kuna midoobaan wada-hadal iyo badbaadinta ummadda Soomaaliyeed ee la daalaadhacaya dhibaatooyinka abaaraha, dhaqaale xumida oo ay u dheertahay faragelinta shisheeye.

Wabilaahi Towfiiq".

28/12/2025

Ninkii kala sooc wadoow,ninkii kala saar wadoow MD-Xasan & heesta Somali Soomalibaa..seemore

28/12/2025

Qaarka mid ah isimada Puntland oo ka horyimid aqoonsiga Somaliland ee Isr...seemore

28/12/2025

Madaxweyne Xasan oo si adag u sheegay In dadka Reer Falastiin soomaaliya looga duuleyn..seemore

Address

Istanbul

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HabibaLadan Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category

Weriye:Xabiibo Ladan

A journalist works for Somali local Tv, the owner of website. Camerawomen by professional.