Kaalshe Media

Kaalshe Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaalshe Media, Media/News Company, Serdivan.

06/05/2025

Qoor qoor iyo firdhiye waa kulmeen.

Kaalshe Media

06/05/2025

Madaxwene hassan sheikh " doorasho qof iyo cod ayaa rabnaa , kuwa qeelinaaya waa kuwa aan isku kalsooneen "
madaxweynaha hadalka uu sheegay maku raacsantahay mase fikir kaduwan midkaa ayaad qabtaa .

wll page-ka follow nodheh ado mahadsan Kaalshe Media

03/05/2025

Muqdisho Abwaanka wayn ee Reer DDS Abwaan Ahmed Budul Ismail oo Show Balaaran ku qabtay Hotel Elite.

Sii gudbi

Kaalshe Media

27/04/2025

Waa diyaaraddii drone-ka ahayd ee Akinci, oo Soomaalida ay si maad ah ugu bixiyeen magaca 'Queen Manoogto

Kaalshe Media

27/04/2025

Hamze Abdi Barre " Qof Soomaali ah oo aan imtixaan galin shaqo lagama siin karo Hay'addaha Dowladda" Ra’iisul Wasaare "

Kaalshe Media

27/04/2025

Isboortiga iyo dhaqanka waxay ahaayeen tiirar muhiim ah xilligii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre — Alle ha u wada garab siiyo jannada sare. Si kastaba ha ahaatee, tan iyo xilligiias, dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada waxay si weyn u dayaceen kaalintii isboortiga iyo dhaqanka ee bulshada

Kaalshe Media

27/04/2025

Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu dalka u hoggaaminayaa doorasho qof iyo cod ah, waxaana laga soo gudbay nidaamkii doorashada dadban. H**e ayaan u soconnaa, Insha’Allah

Kaalshe Media

27/04/2025

Waxay u ducaynaysaa Madaxweyne Ibraahim. Waxay ku tidhi, ‘Ilaah baa xigmad ku siiyey; waxaad tahay libaax africa ka dhigay. Ilaahay cimri dheer ha ku siiyo.’ Waxay ku soo afmeertay iyadoo leh, ‘Fadlan, dhammaantiin, dheh Amiin. 🇸🇴🇸🇴💪

27/04/2025

Gabadha waxaa lagu mehriyay Kitaabka Qur'aanka Kariimka ah. Masha’Allah, waa mid ka mid ah meherarka ugu sharafta badan, waxaana loo baahan yahay in gabdhaha kale ay ku daydaan, oo aysan ku adkayn ragga meher aad u culus iyo cadaadis dhaqaale

27/04/2025

Dad badan ayaa is weydiinaya sababta Ibrahim Traoré, hoggaamiyaha Burkina Faso, uu khatar ugu yahay reer Galbeedka, iyo sababta ay dadaal ugu jiraan inay si kasta uga saaraan xilka

27/04/2025

Garsoore Cumar oo ka sheekeynaya heerka ay qabyaaladda Soomaalida gaartay, ayaa tilmaamay in xitaa ciyaaraha kubadda cagta lagu dhex milay qabyaalad

27/04/2025

Shacabka reer Kaaraan ayaa si weyn isugu soo baxay si ay isu diiwaangeliyaan, iyagoo doonaya inay doorashada soo socota doortaan qof ay iyagu si dhab ah u rabaan

Address

Serdivan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaalshe Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share