
15/09/2025
WAR DEGDEG 🚨
Shirka Carabta ayaa lagu cambaareeyay weerarkii Israa’iil ee Doxa, taageero buuxda ayaa loo muujiyay Qadar, cunaqabatayn ayaa lagu beegsaday Israa’iil, amniga Carabta iskaashi ayaa lagu adkeeyay, qadiyadda Falastiinna waa la xoojiyay.
👉 Hase yeeshee, arrimaha Carab NATO iyo xiriirka loo jarayo Israa’iil laguma heshiinin, howlgallo militari xitaa looma soo qaadin. Carab mar kale waxay muujiyeen daciifnimo weyn.