Mohamud Gaacir

Mohamud Gaacir 🌍 Culture | History | Community
Sharing the beauty of Somali traditions, language, art, and stories. Join us in honoring the past and inspiring the future.

"Hiddo Wanaagsan" – The Good Culture
πŸ”” Follow for daily insights!

Hashaan waa meeqo dhal hadaad geel yaqaan tahay?
28/08/2026

Hashaan waa meeqo dhal hadaad geel yaqaan tahay?

Sulaiman Igare ayaa maanta shil gaari oo ka dhacay magaalada Laascaanood ku dhaawacmay. Waxaa soo gaaray dhaawac, waxaan...
23/08/2026

Sulaiman Igare ayaa maanta shil gaari oo ka dhacay magaalada Laascaanood ku dhaawacmay.
Waxaa soo gaaray dhaawac, waxaana hadda xaaladdiisa caafimaad lagula tacaalayaa isbitaalka magalaada Lascaanood.

Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu si degdeg ah u caafimaadiyo, dhaawaciisana u sahlo, kana dhigo mid aan waxyeello weyn reebin. 🀲🏽

Dhammaan dadka Soomaaliyeed waxaan ka codsaneynaa inay u duceeyaan Sulaiman Igare.

Ilaahayow caafimaad taam ah sii, dhibka iyo dhaawacana ka dulqaad. Aamiin. 🀲🏽

Awrku quruxda uu leeyahay waa dhibida markuu qooqan yahay.Waa noolaha qudha ee kaadidiisa ku xaragooda. 🀣
20/08/2026

Awrku quruxda uu leeyahay waa dhibida markuu qooqan yahay.

Waa noolaha qudha ee kaadidiisa ku xaragooda. 🀣

11/08/2026

Gaacir Stories πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

09/08/2026
08/08/2026

Hadaad geel yaqaan tahay waad ka jawaabi?

Awrkaan aad aragtaan ma yahay mid ku habboon in baarqab laga dhigto raaci sababta?
06/08/2026

Awrkaan aad aragtaan ma yahay mid ku habboon in baarqab laga dhigto raaci sababta?

Ma qiyaasi karta xiliga geelan joogo adigoo ka eegaya halaha dhalaya sidkooda?
28/07/2026

Ma qiyaasi karta xiliga geelan joogo adigoo ka eegaya halaha dhalaya sidkooda?

Geelan ma yahay geel caanod sidokale ma yahay geel adkaysi leh?
27/07/2026

Geelan ma yahay geel caanod sidokale ma yahay geel adkaysi leh?

Address

Sisli

Telephone

+254701801446

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud Gaacir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamud Gaacir:

Shortcuts

Share