Jameecatu sh xaaji muxyidiin raage xaayow

Jameecatu sh xaaji muxyidiin raage xaayow 2000

انا لله وانااليه راجعون انا لله وانا اليه راجعون أللهم اغفر له وارحمه واعف عنه ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأ...
17/12/2024

انا لله وانااليه راجعون انا لله وانا اليه راجعون أللهم اغفر له وارحمه واعف عنه ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى waxaadhintay caawa oo ah arbaco
taariikhduna aytahy /December /17/12/2024 Sheikh muuse cade Allaha unaxariisto shaykhayna shie kh muuse cade allaHana Naga samirsiiyo dhamaanteen caamahaan iyo khaas ahaan Allahana
kasamirsiiyo eheladiisa Walee caawa tiir anaga jabay lkn qadartii alle aan ladhaafeeyn eeallaha unaxariisto shaykhayna aamiin

إنّ لله وإنّا إليه راجعون: اللّهمّ اغفر له وارحمه واعف عنه إنّ لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمّى Allaha unn...
23/11/2024

إنّ لله وإنّا إليه راجعون: اللّهمّ اغفر له وارحمه واعف عنه
إنّ لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمّى
Allaha unnaxariisto sheikh yuusuf sheikh shariifow sheikh mukhtaar sheikh maxamad sheikh cali maye

Axbaabiii sheikha usoo duceeya

إنا لله وإنا إليه راجعون إن الله ماأخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى  Alaha unaxariisto walaalkeey kitaabkiisa midi...
23/09/2024

إنا لله وإنا إليه راجعون إن الله ماأخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
Alaha unaxariisto walaalkeey kitaabkiisa midigta alaha kasiiyo kadaashiisa ilaaheey manafidneeyo waxoo nooga tagay alaha noobara keeyo

19/08/2024
26/07/2024

Waa malintii 2aad aqriska qur aanka iya tawasulka ooliyada ee siyaarada shiihkeyna shiiq xuseencade

25/07/2024

سلام من اللّه المهيمن دائما || على نجم دين اللّه عثمان من علا
20/7/2024 waafaqsan 14/1/1446

Waa xiliga oo alle weyne oofsaday sheekheena Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa'uud culusow
- Sheekh Cusmaan xidig - Allaha unaxariisto qabrigana Allha unuuriyo wixi oo nooga tagay oo dad, diin iyo deeqba ah allaha nagu anfaco aduun iyo aakhiro.

Waxaa sameeyay qasiidadaan Sheikh Cabdi xakiin cali Mowliid.

زيارة شيخ المشايخ المسمّى الشّيخ حسين عط الملقّب بعالم البنادر Ogaysiis ogeysiis ogaysiis ogeysiis Waxaa la ogaysiinaa d...
25/07/2024

زيارة شيخ المشايخ المسمّى الشّيخ حسين عط
الملقّب بعالم البنادر
Ogaysiis ogeysiis ogaysiis ogeysiis
Waxaa la ogaysiinaa duruqu suufiyah
in la bilaabaayo ziyaaradi wiligii ilaahay sheikh xussen cadde ziyaarada waxaa dhigaayo sheikhayna aaba sheikh nuur cumar absuge
Waxay ka dhacaysaa muqdisho d.kaaraan gaar ahaan godey waqtiga bilowga ziyaarada waa maanta oo khamiis ah waxaa bilaabanaayo khidmooyinka qur aan aqriska oo socanaayo 3 maalin banaanbaxa ziyaarta waa maalin axadaad iya habiin isniinaad ka soo qeeb gal wanaagsan axbaabii siina sher gareeya wa mahad santihiin

25/07/2024

Digri aad umac oo loaqrinaayo shiiqeeyna shiiq cusmaan xidig

Address

Soma

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jameecatu sh xaaji muxyidiin raage xaayow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share