Degmada Dharkeyn Geenyo G/ Sool

Degmada Dharkeyn Geenyo G/ Sool Page waxad ka helaysaa waxyaabo badan oo ku raaligaliye sida wararka oo ah kuwa hufan video ku cajab

Laascaanood SSC-Khaatumo πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸŽ
13/04/2025

Laascaanood SSC-Khaatumo πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸŽ

06/01/2025

Howlgalka geesinimada leh ee ciidamada ammaanka Puntland ay ku qaadeen argagixisada waa tallaabo muhiim ah oo xoojinaysa halganka guud ee lagaga sifeynayo dalka argagixisada gumaadka ku haya dadkeenna, kana soo horjeeda horumarka dalkeenna.

Shacabka Soomaaliyeed oo idil waxaan ku boorrinayaa in ay u midoobaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada duullaanka ina ku ah, garab istaagaan ciidamada, kana fogaadaan dagaallada sokeeye oo ah qorshaha kaliya ee argagixisadu ay ina ku dhex joogi karto.

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaan ugu baaqayaa in ay garab istaagaan howlgalka ciidamada ammaanka Puntland ay ku sifeynayaan deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisada Daacish oo halis jiritaan ku ah dowladnimada iyo isirka Soomaaliyeed.

Dawladda Puntland waxaan ku bogaadinayaa isku duubnida ku aaddan howlgalkan ee ay muujiyeen ciidanka iyo shacabka oo garab taagan, aniga oo guul u rajaynaya geesiyaasha ciidamada ammaanka Puntland ee hoggaaminaya howlgalka, iyaga oo ku sugan furimaha dagaalka ka dhanka argagixisada.

Address

Kyiv

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Degmada Dharkeyn Geenyo G/ Sool posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share