Jaalle Ramadaan

Jaalle Ramadaan Qosol iyo qaraaxo bulshada u horseeda farxad iyo feker.

• 👉 Comedian
• 👉 Video Creator
• 👉 Entertainer
• 👉 Edutainment

07/11/2025

Bajaajtan ka warrama kuwo bilaa qaabaa Īnā wareeriyee.

07/11/2025

Dunidii waxa ay maraysaa in Robot 🤖 uu adeeg kugu keeno gurigaaga

07/10/2025

Wax ka baro qeybaha diyaaradda

07/10/2025

Soo sheega bal.

07/10/2025

Weligaa aroos ma tagtayna.

07/09/2025

Ma ku raacsan tahay arrintaa!. Waa ba sheeko waaliya🤣

Gabadha sawirka ka muuqata 11 sano ayay sugaysay Seygeeda oo xabsi kujiray.Iyagoo aroos ah, kuna jira todobaadkii kowaad...
07/08/2025

Gabadha sawirka ka muuqata 11 sano ayay sugaysay Seygeeda oo xabsi kujiray.

Iyagoo aroos ah, kuna jira todobaadkii kowaad ayaa laga xiray ninkeeda sanadkii 2014. Wuxuuna dalka Jabuuti kusoo qaatay 11 sano oo xabsi ah

Dhacdada xiisaha leh ayaa waxey tahay in gabadhan ay intaas oo sano u samreeysay seygeeda, iyadoo diiday aragti badan oo dhanka faamilka ugu timid oo lagu leeyahay “iska fur” hadana go’aankeeda wuxuu ahaa inay ninkeeda sugto

Maanta ayey 11 sano kadib dib ugu midoobeen nolasha, isagoo kasoo dagay Hargeysa.

Samirka Gabadhaan waa cajiib.

07/07/2025

Indirect communication-ka dumarku aad ayey u isticmaalaan, wax kalaan k**a aha ee waxa ay eegaysaa danaynanta uu ninkaasi u hayo ama qiimaha ay ka taagan tahay agtiisa.

Hudusa magaalo cajiib ah!.
07/06/2025

Hudusa magaalo cajiib ah!.

Wax kaste sawir maskaxeed ayey ka bilowmaan!.
07/06/2025

Wax kaste sawir maskaxeed ayey ka bilowmaan!.

07/06/2025

Wareysi saa’idaa mahoo🤣🤣 ka warran gabadheey wareysigan

07/06/2025

“Biseylka maskaxeed wuxuu si toos ah ula xiriiraa guurka guuleysta iyo awoodda dhageysiga.” Ka hor guurka qof kaste ha dhiso naftiisa, si uu nafo dhan u dhiso hadhowna!.

Address

Minneapolis, MN

Telephone

+252672009250

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaalle Ramadaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jaalle Ramadaan:

Share