SNN

SNN Barta Wararka Somalia iyo Caalamka

๐–๐š๐ซ-๐ฆ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐š.โฃโฃ"Haddii Madaxweynuhu ku guuldarraysto inuu muddo bil gudaheed ku bilaabo wada-hadal...
21/12/2025

๐–๐š๐ซ-๐ฆ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐š.โฃ
โฃ
"Haddii Madaxweynuhu ku guuldarraysto inuu muddo bil gudaheed ku bilaabo wada-hadalka arrimaha doorashada, Goluhu waxa uu qaadi doonaa tallaabooyin uu ku diyaarinayo doorasho dalka oo dhan ka dhacda"โฃ
โฃ
โฃ
๐’๐ญ๐š๐ญ๐ž๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž ๐…๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐‚๐จ๐ฎ๐ง๐œ๐ข๐ฅ (๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ๐ค๐š)โฃ
โฃ
"If the President fails to initiate dialogue on electoral matters within one month, the Council will take steps to prepare and conduct a nationwide election"โฃ
โฃ
โฃ
โฃ

๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ฎ ๐ƒ๐š๐›๐š๐š๐ฅ ๐ƒ๐š๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐Ÿ–๐Ÿ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐ข๐ข ๐€๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ค๐ข๐ข ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐๐จ๐ฅ๐ข๐œ๐ž- ๐ค๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ Magaalada ...
20/12/2025

๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐š ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข ๐๐š๐ซ๐ข ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ฎ ๐ƒ๐š๐›๐š๐š๐ฅ ๐ƒ๐š๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐Ÿ–๐Ÿ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐ข๐ข ๐€๐š๐ฌ๐š๐š๐ฌ๐ค๐ข๐ข ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐๐จ๐ฅ๐ข๐œ๐ž- ๐ค๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

Magaalada Laascaanood Ee Caasimadda Dowladda Waqooyi Bari waxaa Caawa lagu qaban doona Munaasabadda dabaaldegga xuska 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyee, Madaxwayne Ku xigeenka Dowladda Waqooyi Bari Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Daah-furaya Munaasabadda.

Sidoo kale Ciidanka Booliiska Dowladda Waqooyi Bari ayaa soo bandhigaya Waxyaabihii u qabsoomay sanadkii la soo dhaafay.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐๐จ๐ซ๐ญ๐ก๐ž๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐ง ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐‚๐ž๐ฅ๐ž๐›๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ฌ ๐ญ๐ก๐ž ๐Ÿ–๐Ÿ๐ง๐ ๐€๐ง๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐š๐ซ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž ๐„๐ฌ๐ญ๐š๐›๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐ญ๐ก๐ž ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐๐จ๐ฅ๐ข๐œ๐ž ๐…๐จ๐ซ๐œ๐ž

Tonight, the city of Laascaanood, the capital of the Northeastern State of Somalia, will host a ceremony marking the 82nd anniversary of the establishment of the Somali Police Force. The Deputy President of the Northeastern State of Somalia, Honorable Abdirashiid Yuusuf Jibriil, will officially inaugurate the event.

In addition, the Northeastern Police Forces will present a report highlighting the achievements accomplished over the past year.

Qaab Dhismeedka Golaha Cusub Ee Mustaqbalka Afhayeenka Cusub Ayaa la Filayaa Inuu Ka Iman Doona Waqooyi (Somaliland ama ...
20/12/2025

Qaab Dhismeedka Golaha Cusub Ee Mustaqbalka
Afhayeenka Cusub Ayaa la Filayaa Inuu Ka Iman Doona Waqooyi (Somaliland ama Waqooyi Bari Midkood)

20/12/2025

The Brutal Knockout of Jake Paul
Jake Xalay Si xun baa loo Garaacay

Jake Paul oo Wajahaya Anthony Joshua Ciyaar Feedh oo Aad Loo SugayoHabeenka Jimcaha, waxaa la filayaa inay dhacdo ciyaar...
18/12/2025

Jake Paul oo Wajahaya Anthony Joshua Ciyaar Feedh oo Aad Loo Sugayo

Habeenka Jimcaha, waxaa la filayaa inay dhacdo ciyaar feedh oo aad loo sugayo, taas oo ay isku wajihi doonaan YouTuber-ka feedhyahan isu beddelay Jake Paul iyo Anthony Joshua, oo h**e u ahaa laba-jeer horyaalka miisaanka culus ee aduunka.

Jake Paul ayaa si joogto ah ula kulma dhaliilo uga imanaya falanqeeyayaasha feedhka iyo taageerayaasha ciyaarta, kuwaas oo shaki gelinaya inuu yahay feedhyahan xirfadle dhab ah, isla markaana ku eedeeya inuu xusho ciyaartoy u sahla guusha oo real Boxers ahayn ama uu lacag ku siiyo si uu u guulayso halkii ay ka ahaan lahayd tartan dhab ah.

Isagoo ka jawaabaya eedeymahaas, Jake Paul ayaa sheegay in ciyaartan ay tahay mid goโ€™aaminaysa mustaqbalkiisa ciyaareed, isla markaana uu doonayo inuu si cad u muujiyo inuu ka mid yahay feedhyahannada xirfadlayaasha ah ee heerka sare.

Jake Paul Faces Anthony Joshua in Highly Anticipated Boxing Showdown

A highly anticipated boxing Match is set to take place on Friday night, featuring YouTuber-turned-boxer Jake Paul against former two-time heavyweight world champion Anthony Joshua.

Jake Paul has frequently faced criticism from boxing analysts and fans, with many questioning his status as a legitimate professional fighter and alleging that he selects opponents for commercial advantage rather than sporting merit.

In response to these claims, Paul has stated that this fight represents a defining moment in his career, asserting that he intends to prove once and for all, that he belongs at the professional level of the sport.

Kismaanyo - Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Ayaa Si Rasmi ah uga Furmay Magaalada Kismaanyo ee Jubbaland!
18/12/2025

Kismaanyo - Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Ayaa Si Rasmi ah uga Furmay Magaalada Kismaanyo ee Jubbaland!

Dowlad Goboleedka Woqooyi-Bari ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday liiska rasmiga ah ee golaha wasiirrada cusub. Golaha was...
20/10/2025

Dowlad Goboleedka Woqooyi-Bari ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday liiska rasmiga ah ee golaha wasiirrada cusub. Golaha wasiirrada cusub ee WBS oo ka kooban 21 wasiir ayaa noqonaya golihii ugu horreeyay ee uu yeesho maamulka cusub.

Magacaabista wasiirrada cusub ayaa lagu saleeyay matalaada gobollada maamulka WBS, waxaana gobolladu u kala heleen sida hoos ku xusan:

๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—น โ€“ ๐Ÿฒ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ

๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด โ€“ ๐Ÿฒ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ

๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐˜†๐—ป โ€“ ๐Ÿฒ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ

๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜†๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ โ€“ ๐Ÿฏ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ

--------------------------------------------------------------------------

The Northeastern State Government of Somalia has released the official list of its new cabinet ministers. The new WBS cabinet, consisting of 21 ministers, will be the first administration formed by the newly established government.

The appointment of the new ministers was based on regional representation within the WBS administration, distributed as follows:

๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—น ๐—ฅ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ผ๐—ป โ€“ ๐Ÿฒ ๐— ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜€

๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด ๐—ฅ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ผ๐—ป โ€“ ๐Ÿฒ ๐— ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜€

๐—–๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ฅ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ผ๐—ป โ€“ ๐Ÿฒ ๐— ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜€

๐—›๐—ฎ๐˜†๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ผ๐—ป โ€“ ๐Ÿฏ ๐— ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜€

Golaha Wasiirrada Waqooyiga-bari Soomaaliya oo Lagu Wado in la Shaaciyo Ka Hor Muddada K**a Dambeysta Ah.LAASCAANOOD: Go...
19/10/2025

Golaha Wasiirrada Waqooyiga-bari Soomaaliya oo Lagu Wado in la Shaaciyo Ka Hor Muddada K**a Dambeysta Ah.

LAASCAANOOD: Golaha Wasiirrada ee maamulka Woqooyi-bari Soomaaliya ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo saacadaha soo socda, maadaama ay berri ku egtahay muddadii ay xildhibaannadu u qabteen madaxtooyada si ay u soo dhisto xukuumadda cusub ee WBS.

Sida ay sheegeen ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan maamulka WBS, waxaa la filayaa in la magacaabo ku dhowaad labaatan wasiir, kuwaas oo intooda badan la filayo inay ka yimaadaan gobollada Sool iyo Sanaag, halka tiro kooban oo wasiirro ah lagu wado in laga magacaabo gobolka Cayn, halkaas oo weli ay ka taagan yihiin khilaafyo iyo doodo siyaasadeed.

Dhanka kale, weli si rasmi ah looma shaacin waqtiga lagu caleema-saarayo madaxweynaha iyo ku-xigeenka maamulka, maadaama ay weli sugiayaan madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo aan weli caddeyn jadwalkooda.

โœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿปโœ๐Ÿป

Northeastern State of Somalia Cabinet Set to Be Unveiled Ahead of Deadline

LAASCAANOOD: The Cabinet of the Northeastern Somalia administration is expected to be announced in the coming hours, as tomorrow marks the deadline given by the parliament to the presidency to form the new WBS government.

According to sources within the WBS administration, around twenty ministers are expected to be appointed, Most of whom are expected to come from the Sool and Sanaag regions, while only a few will be appointed from the Cayn region., where disagreements and debates are still ongoing.

Meanwhile, the official date for the inauguration of the president and vice president of the administration has not yet been announced, as they are still awaiting confirmation from the Federal Government of Somalia, whose schedule has not yet been clarified.

Sida Ay Muujinayaan Sawirada Lagu Qaaday Dayax-Gacmeedyo, Iiraan Waxay Cusboonaysiinaysaa Magaalooyinkeeda Ay Gantaalada...
18/10/2025

Sida Ay Muujinayaan Sawirada Lagu Qaaday Dayax-Gacmeedyo, Iiraan Waxay Cusboonaysiinaysaa Magaalooyinkeeda Ay Gantaalada Ka Ridi Karto Iyadoo Ku Rakibaysa Silos, Si Gantaalada Looga Gano Gudaha Buuraleyda.โฃ
โฃ
โฃ
According to satellite imagery, Iran is upgrading its Missile Cities with Silos so that missiles can be launched from the depths of mountains.

๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐ฅ ๐†๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ง๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ฌ๐ข๐Ÿ๐ข๐ž๐ฌ ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ž ๐…๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง!โฃโฃ๐‘ณ๐™–๐’” ๐‘จ๐™ฃ๐’๐™™, ๐‘บ๐™Ž๐‘ช-๐‘ฒ๐™๐’‚๐™–๐’•๐™ช๐’Ž๐™ค, ๐‘บ๐™ค๐’Ž๐™–๐’๐™ž๐’‚ โ€“ The Fe...
10/07/2025

๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐ฅ ๐†๐จ๐ฏ๐ž๐ซ๐ง๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ฌ๐ข๐Ÿ๐ข๐ž๐ฌ ๐‚๐จ๐ง๐ฌ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ž ๐…๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง!โฃ
โฃ
๐‘ณ๐™–๐’” ๐‘จ๐™ฃ๐’๐™™, ๐‘บ๐™Ž๐‘ช-๐‘ฒ๐™๐’‚๐™–๐’•๐™ช๐’Ž๐™ค, ๐‘บ๐™ค๐’Ž๐™–๐’๐™ž๐’‚ โ€“ The Federal Government of Somalia (FGS) has significantly advanced its efforts to formalize the SSC-Khaatumo administration into a full-fledged state, with a series of high-level engagements and broad consultations taking place in Las Anod.
โฃ
The initiative is spearheaded by Hon. Ali Yusuf Ali-Hoosh, the Minister of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation of the FGS. Upon his arrival in Las Anod, the capital of SSC-Khaatumo, Minister Ali-Hoosh received a warm welcome from the SSC-Khaatumo Minister of Interior, the Mayor of Las Anod, and various community representatives, signaling local support for the federal government's involvement.โฃ
โฃ
Central to the process, Minister Ali-Hoosh, accompanied by other FGS officials, held a crucial meeting with Mr. Abdiqadir Ahmed Aw Ali Firdhiye, the leader of the SSC-Khaatumo administration. This meeting underscored the federal government's commitment to finalizing the administrative structure of SSC-Khaatumo.โฃ
โฃ
In parallel, a dedicated Technical Committee of the Federal Government has been actively engaged in extensive consultative meetings to ensure an inclusive and consensus-driven state-building process. The committee held pivotal discussions with Mr. Mohamed Abdi Ismail (Shiine), the Deputy Leader of SSC-Khaatumo, to gather essential insights and recommendations.
โฃ
Further expanding its outreach, the Technical Committee also met with a diverse group of politicians and candidates from SSC-Khaatumo, seeking to incorporate their perspectives and foster a unified approach. These discussions aimed to ensure that the eventual state formation is built on mutual understanding and broad participation.โฃ
โฃ
The consultations extended to regional stakeholders, with the Technical Committee holding a key meeting with leaders representing the community of the Sanaag region, led by Hon. Mohamud Ahmed Geesood, the FGS Minister of Commerce. This engagement specifically focused on incorporating Sanaag's community views into the finalization of the SSC-Khaatumo administration.
โฃ
In a move to leverage past experiences, the Federal-level Technical Committee also convened with members of the Committee of 33 for Self-Determination of SSC-Khaatumo. This meeting served as a vital platform for exchanging information, experiences, and recommendations, reinforcing collective efforts towards strengthening unity and completing the state-building process.โฃ
โฃ
Minister Ali-Hoosh continued his series of consultative meetings with influential figures. He held constructive discussions with Mr. Abdirisaaq Khalif, a prominent SSC-Khaatumo politician, and a positive atmosphere characterized the meeting. Additionally, the Minister met with Mr. Ahmed Elmi Osman Karaash, the former Vice President of Puntland State, where the importance of unity and cohesion within SSC-Khaatumo was a central theme.
โฃ
Finally, emphasizing the crucial role of traditional institutions, Minister Ali-Hoosh engaged with Garaad Abdullahi Garaad Suleiman Garaad Mohamed, a respected traditional leader of SSC-Khaatumo. This meeting underscored the significant contribution of traditional leadership in fostering peacebuilding, reconciliation, and the overall state-building agenda within the region.
โฃ
The ongoing consultations by the Federal Government signify a concerted effort to establish a stable and inclusive SSC-Khaatumo state, laying the groundwork for its formal integration within the federal structure of Somalia.
โฃ

๐๐ซ๐ž๐ฌ๐ข๐๐ž๐ง๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐‡๐จ๐ฅ๐๐ฌ ๐’๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ ๐ข๐œ ๐Œ๐ž๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐ƒ๐š๐ซ๐š๐ฐ๐ข๐ข๐ฌ๐ก ๐€๐ซ๐ฆ๐ฒ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐š๐ง๐!โฃโฃ๐—Ÿ๐—ฎ๐˜€โ€™๐—”๐—ป๐—ผ๐—ฑ, ๐—ฆ๐—ฆ๐—–-๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐˜‚๐—บ๐—ผ, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ โ€” The Pr...
21/06/2025

๐๐ซ๐ž๐ฌ๐ข๐๐ž๐ง๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐‡๐จ๐ฅ๐๐ฌ ๐’๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ ๐ข๐œ ๐Œ๐ž๐ž๐ญ๐ข๐ง๐  ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐ƒ๐š๐ซ๐š๐ฐ๐ข๐ข๐ฌ๐ก ๐€๐ซ๐ฆ๐ฒ ๐‚๐จ๐ฆ๐ฆ๐š๐ง๐!โฃ
โฃ
๐—Ÿ๐—ฎ๐˜€โ€™๐—”๐—ป๐—ผ๐—ฑ, ๐—ฆ๐—ฆ๐—–-๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐˜‚๐—บ๐—ผ, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ โ€” The President of the SSC-Khaatumo Administration, ๐Œ๐ซ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฐ-๐€๐ฅ๐ข, Convened A High-Level Meeting on Friday Evening with Senior Commanders of the SSC-Khaatumo Darawiish Forces, Accompanied by Members of His Cabinet.โฃ
โฃ
The Session Brought Together Brigadier ๐†๐ž๐ง. ๐€๐›๐๐ข๐Ÿ๐ข๐ญ๐š๐ก ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐๐š๐ง, Commander-In-Chief of The Darawiish Army, Along with Division Heads, Unit Leaders, And Departmental Officers from Across the Military Command Structure.โฃ
โฃ
The Agenda Centered on Key National Priorities: Strengthening Defense Capabilities, Restructuring Military Operations, And Modernizing the Darawiish Forces to Meet Evolving Security Challenges.โฃ
โฃ
Brig. Gen. Adan Provided the President with A Comprehensive Overview of The National Defense Outlook, Recent Advancements in Military Training, And the Progress of Transitioning to A Digital Registration System for Troops.โฃ
โฃ
In His Remarks, President Abdulkadir Praised the Military Leadership and The Bravery of The Darawiish Soldiers, Applauding Their Courage, Dedication, And Sacrifice in Serving Both Their Nation and Their State.โฃ
โฃโฃ

๐“๐‡๐„ ๐๐‘๐„๐’๐ˆ๐ƒ๐„๐๐“ ๐Ž๐… ๐’๐’๐‚-๐Š๐‡๐€๐€๐“๐”๐Œ๐Ž ๐Œ๐„๐“ ๐–๐ˆ๐“๐‡ ๐“๐‡๐„ ๐ˆ๐“๐€๐‹๐ˆ๐€๐ ๐€๐Œ๐๐€๐’๐’๐€๐ƒ๐Ž๐‘ ๐“๐Ž ๐’๐Ž๐Œ๐€๐‹๐ˆ๐€.โฃโฃMogadishu, July 7, 2025: The President of SSC...
08/06/2025

๐“๐‡๐„ ๐๐‘๐„๐’๐ˆ๐ƒ๐„๐๐“ ๐Ž๐… ๐’๐’๐‚-๐Š๐‡๐€๐€๐“๐”๐Œ๐Ž ๐Œ๐„๐“ ๐–๐ˆ๐“๐‡ ๐“๐‡๐„ ๐ˆ๐“๐€๐‹๐ˆ๐€๐ ๐€๐Œ๐๐€๐’๐’๐€๐ƒ๐Ž๐‘ ๐“๐Ž ๐’๐Ž๐Œ๐€๐‹๐ˆ๐€.โฃ
โฃ
Mogadishu, July 7, 2025: The President of SSC-Khaatumo, Mr. Abdiqaadir Ahmed Aw-Ali, Paid A Working Visit to The Embassy of Italy in The Capital, Mogadishu, Where He Met with The Italian Ambassador to Somalia, Mr. Ambassador Pier Mario Daccรฒ Coppio.โฃ
โฃ
The President and The Ambassador Exchanged Information About the Deep Relationship Between the Two Countries, Somalia and Italy.โฃ
โฃ
-๐„๐ง๐-โฃ
โฃ
๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ ๐—ผ๐—ณ ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ ๐—ฅ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€, ๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฆ๐—–-๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐˜‚๐—บ๐—ผ ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ฒโฃ
Email: ๐’Š๐’๐’‡๐’@๐’Œ๐’‰.๐’”๐’โฃ

Address

Kampala Road
Kampala

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SNN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share