Abdifatah Shire

Abdifatah Shire Halkani waa pageka sax ah ee Abdifatah Shire Tahlil

25/10/2024
25/10/2024

Saan miyaa muqdisho saan miyaa 😂🤣

16/07/2024

Weerar ka dhacan dalka cuman👀

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay 28 kalena waa ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday masaajid ku yaalla dalka Cumaan. Weerarkan oo kale waa naadir gudaha dalka Cumaan.

16/07/2024

Tacaal yaa sheydaan 🤣🫢

19/02/2024

"Kamid Noqo saaxibada Page_keyga ku xiran: ✅

Galkacyo bilan iyo soo dhaweyntii
16/02/2024

Galkacyo bilan iyo soo dhaweyntii

Reer galinsoor waa idinka haynaa waxana waa natusteen🤣🙏💪
16/02/2024

Reer galinsoor waa idinka haynaa waxana waa natusteen🤣🙏💪

Reer Gaalkacyo waxa ay taaganyihiin diyaar garowga waa bilowday yaa is gaaray cml🤣💥
16/02/2024

Reer Gaalkacyo waxa ay taaganyihiin diyaar garowga waa bilowday yaa is gaaray cml🤣💥

16/02/2024

Adeer miyaa layu qasbayaa wax noo sheeg🤣

15/02/2024

Mid kamid ah tabintii aan ku xasuusto wariye Najiib abdulkadir xuseen.

Habeenkii super mesut ozil oo cashir udhigay kooxda Leicester City markaas oo ay ku jirtay form aad ufiican kooxdaas.

Wariye najiib waa dayax ifaya lagumana qarin karro sacbo.

Najiib “filashada khayr niyeeso, rafaadka abid ka reyso”

Soo dhaweyntii dagmada cabudwaaq walee ma sharyara reer cabudwaaq🙏🙏💪
15/02/2024

Soo dhaweyntii dagmada cabudwaaq walee ma sharyara reer cabudwaaq🙏🙏💪

15/02/2024

BAABA JEY OO SIRO BADAN KA FASHILIYE ASTAAN DADKA SIDEY KU SAMEYAAN 😭😭😭😭

Address

TOTAL NATEETE
Kampala
256

Telephone

+252615884282

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Shire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdifatah Shire:

Share