29/11/2023
shaqsigii wax ka bedeli lahaa wili Fille Somalia ma imaan mana ahan MDW HSM,
6-sababood dartood.
2014 Kii waxuu Cali Gudlabe u magacaabay Gobalka Sh dhexe,
3-Sano kadib ayadoo uusan qiimayn
Ku samayn wax qabadkiisii ayuu 2016 Kii, Xasan shekh Cali kadhigay MDW kuxigeen ka Hirshabele,
(Somalidu waxaa ladhahaa wiilka Ariga ka saaqida ayay geela udirtaa).
wuxuu ka dhereg sanaay waxa Hiiraan iyo Sh, dhexe kajiray
Kuwaas oo ubaahnaa dowlad dhiska kahor ladhigo goglo nabaddeed, waqti badana lagiliyo si gaar gaar ah shabelaha dhexe iyo Hiiraan intaba kadibna meel laysuugu keeno labada gobol MAW naha arinkaas indhaha ayuu ka laabtay.
labadaan gobol uma hiilin asagoo MDW na ah iyo isgoo mucaarad ah intaba,
waa halka oow kasoo jeedo Beel ahaan labada dhinac,
2020 Kii MDW FARMAJO IYO FAHAD YASIIN ayaa copy gareyeeyay dhismihii HSM ee 2016 Kii,
MDW HSM k**a hadlin qaabkii wax lagu dhisay waxuuna ku qancay tiro Xildhibano ah oo uga soo gililahaa UPD ama Dam-jadiid,
Waxuu dhisay galmudug iyo Hirshabele markii is bar-bardhig
Lagu sameeyo dadaalka team ka HSM ay ku bixiyeen Galmudug waqti ahaan iyo Dhaqaale ahaan intaba
Hirshabele Kuma bixin 25% kiiba waxa Galmudug lagu bixiyay
e.g July 2014 Kii waxaa Muqdusho laysuugu keenay Mudug, Ximin iyo Xeeb iyo Ahlu-Suna Waljameca waxeeyna ku saxiixeen heshiis in Galmudug State heshiis lagu yahay la yagleelo 510 Ergo ah oo Laga kala keenay 8 da beel ee wada degta Galmudug state ayaa shir looga furay Cadaado, 12 bilood kadib ayaa
July 2015 Kii, Abdikarin Guuld lagu doortay magaalada Cadaado ayadoo aysan jirin wax tabasho qaba haba yaraatee,
Sidoo kale waxaa Laga diiwaan galiyay In HSM uu ku bixiyay Dhaqaale kabadan $10Millio.
halka Hiraan Sh,Dhexe wax garad-kooda ayagoo Media ha ka qaylinaaya waliba AUN Ugaas Xasan Ugaas khalif h**e looga socday isgoo ahaa duubka ugu miisaanka babadaa ee 2da gobol saxiixiisina
lasiyay odayaal Muqdusho Laga keenay oo (Very low profile) ahaa
ayadoo lagu xad-gubay sharafka dhaqan keena iyo guud ahaan labada gobol Hiraan iyo Sh, dhexe,
waana aas-aaska Hirshabele paralysis ka kadhigay iyo image ka
Maanta halka aan u aanayn karno.
waxa uu ahaa shaqsigii ka danbeeyay dib u dhaca (7)Sano oo aysan sahal ku ilaabi doonin bulshada ladaan gobol ee Hiraan iyo Sh, dhexe, hadaba su'aasha hada lays waydiin karo waa MDW HSM 8 Sano kadib bulshada uu kasoo jeedo
Ilinta Maka tiri-doonaa mise mid lamid ah ayaa hadana Laga Filan karaa??? Jawaabta waa xagiina
Hadii aad ku qanacday qormadaan la wadaag si sasaxaabo badan uu u gaaro maqaalka
Mahad sanidiin dhamaantiin.