TOOS IFIYE

TOOS IFIYE Somali Mida Ah Garasho

23/04/2025

Ruwayad cajiib ah HUAN Abwan iyo Alfanan Maxamuud Jaango Itoobiya Qaab kaste loola hadal Maskax Maleh.

11/01/2025

Daawo Dhibatooyinka Laga Dhaxlo Colaada Sokeeye.

Ku Soo Dhawoow Magaalada Quruxda Badan Ee Magaalada Laascaanood 🇸🇴Welcome to the beautiful City of Laascaanood, Somalia ...
11/01/2025

Ku Soo Dhawoow Magaalada Quruxda Badan Ee Magaalada Laascaanood 🇸🇴

Welcome to the beautiful City of Laascaanood, Somalia 🇸🇴

Qoraalka hoose waa sanand kahor, xili Mubashir Dubad ka hadlayay dhiraynta la sameeyo.Hoos ka akhriso."Lix milyan oo gee...
28/08/2024

Qoraalka hoose waa sanand kahor, xili Mubashir Dubad ka hadlayay dhiraynta la sameeyo.Hoos ka akhriso.

"Lix milyan oo geed baan hada sheeganaynaa inaan beernay waydinka arkay kuwii shan sano kahor lagu beeray xafiiska Madaxweynaha hortiisa cidi ma waraabiso waana halka ugu roon ee imika ay geedo ka taagtaagan yihiin, way wada engageen, waana halkii aynu kuba faanaynay inagu, haday halkaasi sidaas tahay meelaha kalena dee hadalkeedaba daa."

Mubashir Dubad, Wasiirka Xafiiska Qorsheynta oo talooyin siinayay xafiiska Ilaalinta Deegaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in xafiisku ka midha dhaliyo qorsheyaashiisa oo ay noqon kuwo iskaga dayo ah.

Wasiirka ayaa sheegay inaan loo baahneyn in hadba layskaga daydo issue-ga Dalka ka socda, wuxuuna tusaale usoo qaatay qorshaha cagaarinta ee Dalka ka socda in lagu daydo oo lix milyan oo geed baan beernay la dhaho intoodii badneydna qalaleen iney wax macno ah sameynayn.

W/q Shardiid Macalin
Voss Tv

Ethiopia airline  waxaba kudhacay.
23/08/2024

Ethiopia airline waxaba kudhacay.

Ninkaan waxa aan kalahaa rajo ween maadama uu laacib farta kaxiran uu ahaa 😁😁😁 lakin odayga jacayl ayaa dhulka lagalaa l...
21/06/2024

Ninkaan waxa aan kalahaa rajo ween maadama uu laacib farta kaxiran uu ahaa 😁😁😁 lakin odayga jacayl ayaa dhulka lagalaa layiri haba lagalo maxumee hadana gabadhii uu kubada darteed udaayay waa lakarakamsadey ayaan maqlay waxaan ugu baaqayaa sxbkeen laacibkeena raga waa kuwii jabee sxb kubadda xooga saar hamigagana yuusan kasokeen inaad kadhesho

Is not

18/04/2024

Macalin Si Layaab Leh Ardeyda Uga Dhaadhiciyey.

12/04/2024

Geeljire ogadeen aah dhaqan yaqana aah 👍😍

DABEECADAHA QOFKA  IYO NOOCYADA DHIIGANOCEED TAHAY ADIGU HOOS KUSO METION GAREE INTA KULAMID AHNA. Nooca dhiig ee caalam...
06/04/2024

DABEECADAHA QOFKA IYO NOOCYADA DHIIGA
NOCEED TAHAY ADIGU HOOS KUSO METION GAREE INTA KULAMID AHNA.

Nooca dhiig ee caalamka ugu badan waa O+(38%),
halka O- uu yahay 6% caalamka oo dhan.

Dadka caalamka ku nool ee leh dhiig A+ waa 34% halka A- uu yahay 6%.

Dadka leh dhiiga B+ waa 9%,

halka B- iyana tahay 2%.

AB waxaa leh dad caalamka ka ah 4%, nooca dhiig ee ugu yar caalamkanan

waa AB- waxayna caalamka ka yihiin 1%,
dadkan waa in ay aad utaxadaraan haday joogaan goob aan lahayn Bangi dhiig(Blood Bank).

Dabeecadaha Shaksiyadeed ee noocyada dhiigagaga.

Dhiiga( O)

•Qof isku kalsoon
•Qof adag(Strong)
•Qof Kulul
•Qof Qableh(Proud)
•Qof umada dhex gali og(Social)
•Qof firfircoon( Energetic)
•Qof Dhanka wanaagsan wax ka eega(Positive)
•Qof dareenkiisa aan qarsann karin
•Qof khatarta qaata( Risk Taker)

Dhiiga(A)

•Qof dagan(Cool)
•Qof adeecid badan( Obedient)
•Qof xishood badan
•Qof akhlaaq leh(Polite)
•Qof daacad ah( Loyal)
•Qof nafhuris badan
•Qof daryeel badan
•Qof dhanka xun wax ka eega( Pessimistic)
•Qof ffeejigan

Dhiiga (B)

• Dad farxad badan
•Dad firfircoon( Active)
•Dad Naxariis badan( Kind)
• Dad aan nidaamsanayn( Unorganized)
• Dad buuq badan( Noisy)
•Dad ilowsho badan( Forgetful)
•Dad naftooda kaliya daryeel(Egocentric)
•Dad madadaalada jecel(Entertaining Lovers)

Dhiiga (AB)

•Dad Hal abuur leh( Creative)
•Dad diplomaasiyada kufiican( Diplomacy)
•Dad isbadal badan( Flexible)
•Dad aan la saadaalin karin( Unpredictable)
•Dad aan faraxsanayn badanaa, Saaxiibtinimadana kufiicnayn( Moody and brooding)
•Dad xirfado badan

F.G
Dabeecadaas aan kor kusoo sheegnay ee noocyada dhiiga khasab maahan in qofku isku arko hadii uu noocaas yahay dhiigiisu.

Hoos kuuso qor nooca dhiigaaga iyo dabeecadahaga inta waafaqday.

Soo mention garee qof dhiigiisu iyo dabeecadiihiisu is waafaqeen.

Like garee Pagekan👍☝️

05/04/2024

Tajuudka ino badana ebee kheyrkisa ha ina wada siyo amin yarabi.

05/04/2024

Bari samaadki Somalia saay ahaan jirtay wadanku waka hadhay dunida Taasna waxa oogu wacan siyasiyiin ka dhintay hogaaminta mid kastoo yimada waligis inu jogu raba.

05/04/2024

Address

Kampala

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TOOS IFIYE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to TOOS IFIYE:

Share