Maskax cusub Media

Maskax cusub Media MASKAX CUSUB MEDIA Waxa uu idiin soo gudbinayaa Wararkii ugu danbeeyay ee dalka oo ku saleysan xaqii

19/03/2024

9+15🀣🀣

21/01/2023
21/01/2023

πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€

:: Xaqiiqooyin aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor kulanka galabta dhexmari doona Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ::>- ...
21/01/2023

:: Xaqiiqooyin aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor kulanka galabta dhexmari doona Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ::

>- Kani waxa uu noqon doonaa kulankii 1,000-aad ee Jurgen Klopp uu koox hoggaamiyo isagoo tababare ah (270 kulan Mainz 05, 319 kulan Borussia Dortmund iyo 410 Liverpool).

>- Liverpool ayaa laga badiyay kaliya labo ka mid ah 15-kii kulan ee ugu dambeeyay Premier League ee ay la ciyaartay Chelsea, lix guul iyo 7 barbaro, inkastoo mid ka mid ah uu ahaa mid ka dhacay Anfield bishii March 2021.

>- Labada kooxood ayaa laga yaabaa inay barbaro galaan saddex kulan oo xiriir ah horyaalka markoodii ugu horreysay.

>- Liverpool ayaa guuldarreysan karta saddexdeeda kulan ee ugu horreeya horyaalka sanadka cusub markii ugu horreysay tan iyo sanadkii 1953-kii.

>- Reds ayaa laga yaabaa in gool laga dhaliyo sagaal kulan oo xiriir ah horyaalka Premier League markii ugu horreysay tan iyo bishii May ilaa October ee sanadkii 2016-kii.

>- Chelsea ayaa guuleysatay kaliya labo jeer tobankeedii kulan ee ugu dambeeyey oo ay ciyaartay horyaalka Premier League, waxay heshay 3 barbaro iyo 5 guuldarro.

>- Cesar Azpilicueta ayaa galabta safan kara kulankiisii 500-aad ee kooxda Chelsea.

Xigasho

17/01/2023

Igada ciyaarta

10/07/2022

Eid mubaarak

05/07/2022

πŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…πŸ˜…

27/06/2022

Waxad rabto lagu bilaaway jaanis waye😁

23/06/2022

Wax kale

22/06/2022

Asxaan ha falin shar kuuma timaado oo muqaal ahπŸ˜…πŸ˜…

08/06/2022

Maxaan ka wareystay Taliyihii h**e ee Sirdoonka Soomaaliya, Fahad Yasiin, Jawaabaha in ka badan 80 su'aalood?

05/06/2022

Odaygaas see ka tahayπŸ˜…

04/06/2022

Tijaabo casri ah ayaa soo baxdayπŸ˜…

Address

Makerere

Telephone

+254723562636

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maskax cusub Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maskax cusub Media:

Share

MASKAX CUSUB MEDIA

MASKAX MEDIA Kala soco Warakii ugu danbeeyay ee Caalamka.