Jamal Ahmed Osman

Jamal Ahmed Osman The Official Page of Journalist Jamal A Osman. Barta rasmiga ah ee Weriye Jamal Axmed Cismaan.

07/13/2024

Munaasabad lagu sagootinayay dufcaddii 10aad ee ka baxda schoolka Hoose /dhaxe iyo sare ayaa lagu qabtay jawiil

06/11/2024
10/01/2023

Muuqaal qeybo kamid ah degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan oo dusha sare laga duubay.

Ciid Mubaarak
04/21/2023

Ciid Mubaarak

Midkood baa qosli doona. Waa kee talow?
12/10/2022

Midkood baa qosli doona. Waa kee talow?

Sida ii muuqato, Semifinal u dhigma Final ayaa la cayaari doona!
12/02/2022

Sida ii muuqato, Semifinal u dhigma Final ayaa la cayaari doona!

Hambalyo USMNT. See you team Netherlands on Saturday!
11/29/2022

Hambalyo USMNT. See you team Netherlands on Saturday!

Milkiilaha cusub ee Twitter Elon Musk ayaa dib usoo celiyay akoonkii Twitter-ka ee madaxweynihii h**e Mareykanka, Donald...
11/20/2022

Milkiilaha cusub ee Twitter Elon Musk ayaa dib usoo celiyay akoonkii Twitter-ka ee madaxweynihii h**e Mareykanka, Donald Trump. Trump oo dhawaan shaaciyay in mar kale uu u ordago xilka madaxtinnimada, ayaa akoonkiisa la xirey sanado ka hor markii lagu eedeyay in uu ku xad-gudbay shuruucda Twitter.

11/05/2022

Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa ka dhacay caawa fiidkii xarrunta Warshaddii h**e ee Nacnaca oo hadda ah xarrun ciidamo lagu tababaro.

Warbaahinta ayaa soo tebineysa in ugu yaraan 10 qof ay dhinteen. Sidoo kale, degmooyin ka tirsan Banaadir ayaa madaafiic lagu soo tuurey. Ma cadda khasaaraha ay madaafiicdaasi geysteen.

Shalay ayay dowladda Soomaaliya sheegtay in 100 al-Shabaab ka tirsan lagu dilay howl-gallo ka dhan ah Shabaab oo ka dhacay Hiiraan.

Address

Alexandria, VA
22301 TO 22315, 22320 TO 22336

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamal Ahmed Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share