05/17/2026
Waxaan rabnaa inaan codkaaga maqalno! Degmada Washington waxay diyaarinaysaa Qorshe Hawleedka Cimilada si loo fahmo doorka ay degmada ku leedahay sidii loo dhimilahaa qiiqa hawada isla markaana loo ogaado tallaabooyin ay degmada iyo bulshadu ka qaban karaan mustaqbalka.
Dib u eeg Qorshaha Cimilada , kadibna nala wadaag ra’yigaaga:
Take this survey powered by surveymonkey.com. Create your own surveys for free.