Mohamed Koronto

Mohamed Koronto Bogga Rasmiga ah ee Maxamed Koronto

Saddex qof ayaa dhaawacantay kadib markii nin waalan uu weerar geystay.Siida uu noo xaqiijiyey guddoomiyaha gobolka Mudu...
10/07/2025

Saddex qof ayaa dhaawacantay kadib markii nin waalan uu weerar geystay.

Siida uu noo xaqiijiyey guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sh Cali, labo saddex qof oo midi haweenay tahay ayaa ku dhaawacantay tuulada Ceel-Bardaale oo hoostagta degmada Jarriiban ee gobolka Mudug kadib markii nin xanuun xagga dhimirka ah qaba uu rasaas ku furay dad shacab ah, inkastoo wararka qaar tilmaamayaan dhaawacu in uu afar ruux yahay.

Ninkaan ayaa galay bakhaar qoryo badan yaalliin, kadibna qaatay qori boobe ah, rasaasna oodda ka qaatay taasoo keentay dhaawaca dadkaan.

Ninkaasi ayaa markii dambe xirtay bakhaarkii, iyadoo ciidan amni oo halkaasi loo diray, ĺa faray in ay go'doomiyaan ninkaas illaa inta uu isi soo dhiibayo.

Dadkii dhaawaca ahaa waxaa la soo gaarsiiyey isbitaalka magaalada Galkacyo si xaalkooda loola tacaalo.

10/07/2025

"Puntland looma sameyn inay gooni goosadka taageerto" Macalin kalafooto

Xisbiyada Puntland oo qaadacay heshiiska Nairobi ku dhex maray Puntland iyo maamulka Somaliland.
10/07/2025

Xisbiyada Puntland oo qaadacay heshiiska Nairobi ku dhex maray Puntland iyo maamulka Somaliland.

10/06/2025

"Somaliland iyo Puntland Ma dhici doonto inay isu gudbaan waqooyi bari la'aanteed heshiiska deni iyo cirro-na waxba k**a jiro" Caaqil Faarax Muuse Gabeyre

Mohamed Koronto

“Garoowe iyo Hargeysa ayaan isu furayaa ninka yidhi waa nin riyooday k**ana duwana nin yidhi laascaanood iyo waash*toon ...
10/06/2025

“Garoowe iyo Hargeysa ayaan isu furayaa ninka yidhi waa nin riyooday k**ana duwana nin yidhi laascaanood iyo waash*toon baan isu furayaa” Caaqil Faarax Gabeyre

Kismaayo: Villa Somalia oo war kasoo saartay socdaalkq Madaxweyne Xasan SH Maxamuud ee Kismaayo  “Waxaan ka mahadcelinay...
10/06/2025

Kismaayo: Villa Somalia oo war kasoo saartay socdaalkq Madaxweyne Xasan SH Maxamuud ee Kismaayo “Waxaan ka mahadcelinayaa Soo dhoweynta diiran ee ay noo sameeyeen shacabka iyo Maamulka Jubbaland”. Ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.

Akademiye Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA)Waxaa la aasaasay 1972-kii, iyadoo loogu talagalay hagaajinta, ilaalinta, iyo ho...
10/05/2025

Akademiye Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA)

Waxaa la aasaasay 1972-kii, iyadoo loogu talagalay hagaajinta, ilaalinta, iyo horumarinta Af-Soomaaliga.

AGA waxay ka shaqaysay qorista buugaag, qaamuusyo, iyo habeynta naxwaha Af-Soomaaliga.

AGA waxay door weyn ku lahayd sidii Af-Soomaali loogu qori lahaa xarfo furan iyo sidii loo mideyn lahaa qoraalka qaran.

Prof. Cabdalla Cumar Mansuur

Waa aqoonyahan, qoraa iyo bare Soomaaliyeed oo si weyn uga qeyb qaatay daraasaadka luqadda iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Wuxuu qoray buugaag caan ah sida "Somali History, Language and Literature".

Waxa uu door ka qaatay horumarinta cilmi-baarista ku saabsan Af-Soomaaliga iyo sidii loo ilaalin lahaa dhaqanka afeed.

Makiinadda Qoraalka Far-Soomaaliga (Cismaaniya, 1952)

Sanadkii 1952, waxaa la sameeyay makinaddii qoraalka ee ugu horreysay ee lagu farsameeyay far-Cismaaniya (oo ahaa mid ka mid ah alifbeetyadii lagu tijaabiyay Af-Soomaaliga).

Farta Cismaaniyada waxaa hindisay Yuusuf Sheekh Cismaaan (Cismaan Yuusuf Keenadiid) 1920-meeyadii, waxaana muddo lagu adeegsaday koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Inkastoo aan markii dambe la qaadan, haddana waxay ahayd tallaabo muhiim ah oo lagu muujiyey awoodda luqadda Soomaaliyeed in ay yeelato qoraal rasmi ah.

Waxbarasho

Intii ka horreysay qorista rasmiga ah ee Af-Soomaaliga (1972), waxbarashadu waxay ku tiirsaneyd Carabi iyo luqadaha gumaystaha (Ingiriisi iyo Talyaani).

Kadib 1972, waxaa la hirgeliyey qorista Af-Soomaaliga xarfo Laatiin ah, taas oo horseeday in dalka oo dhan lagu hirgeliyo barnaamijka waxbarashada qasab ah (Ololihii Horumarinta Reer Miyiga).

Tan ayaa siisay dadka Soomaaliyeed fursad ay ku bartaan akhris iyo qoris luqadooda hooyo.

"Waxaan kismaayo kusoo dhoweeyay walaalkey Xasan sheekh " Axmed Madoobe madaxweynaha Jubaland ayaa madaxweyne Xasan Shee...
10/05/2025

"Waxaan kismaayo kusoo dhoweeyay walaalkey Xasan sheekh " Axmed Madoobe madaxweynaha Jubaland ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ugu yeedhay walaalkii, qoraalka Madaxweynaha Jubbaland marna laguma xusin in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu booqday kismaayo.

Kismaayo: Xasan SH Maxmauud, ayaa ugu danbayn labada  ku salaamay isagoo dhoolacadaynaya Madaxweynaha Jubbaland Md Axmed...
10/05/2025

Kismaayo: Xasan SH Maxmauud, ayaa ugu danbayn labada ku salaamay isagoo dhoolacadaynaya Madaxweynaha Jubbaland Md Axmed Maxamed Islaan, tani waxay ka dhigan tahay dharbaaxo Siyaasadeed oo culus oo ku dhacday Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud iyo xulufadiisa oo h**e dembiile ugu tilmaamay Madaxweynaha Jubbaland.

10/05/2025

Madaxweyne Xasan sheekh oo kismaayo gaadhay

Laascaanood: Shirkadaha isgaadhsiinta iyo Amal bank oo si wada jir ah usheegay in laga doonaya lacag lagu sheegay dowlad...
10/04/2025

Laascaanood: Shirkadaha isgaadhsiinta iyo Amal bank oo si wada jir ah usheegay in laga doonaya lacag lagu sheegay dowlad dhis taanay ay bixineyn balse ay diyaar u yihiin inaay Cashuurta kuwaajibtay bixiyaan.
Wali arrinka shirkaha ganacsiga k**a ay hadlin dowlad Goboleedka waqooyi bari

10/04/2025

Dagaal Habeenimo kasocda gudaha xarunta Sirdoonka NISA ee Muqdisho

Address

Apple Valley, MN
55124

Telephone

+967770253823

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Koronto posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Koronto:

Share