04/18/2021
DF Soomaaliya waxay sheegtay in ay gacanta ku dhigtay lacag fara badan oo laga keenay Kenya, taas oo si sharci darro ah la doonayey in lagu soo galiyo gudaha magaalada Muqdisho.
Lacagta ayaa lagu qabtay Madaarka magaalada Muqdisho, sida uu sheegay Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya, waxay sheegeen in ay baaris ku wadaan lacagtan.
AMOUD News