Tubsan TV

Tubsan TV TUBSAN TV, Somali's television channel based of Austin Texas! Co Founder By freelancer Jama Feyte

12/02/2024

Wasiir H**e Cadaani “ Waxaan ku dhashay Sanaag “ Nabad ayaan dadkayga ugu baaqayaa “

11/11/2024

Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Waddani ee Gobolka Sanaag X M oo ka hadlay isbedelka,

Tubsan TV Hargeisa

Xisbiga Waddani oo Markii ugu horaysay Taariikhda Somaliland Gaadha Gobolada Barriga.Tan & aas aaskii Somaliland dhif & ...
09/29/2024

Xisbiga Waddani oo Markii ugu horaysay Taariikhda Somaliland Gaadha Gobolada Barriga.

Tan & aas aaskii Somaliland dhif & Naadir ayay ahayd in astaanta Xisbiyada Qaranka ama kuwa Hay”-addaha Dowlada lagu arko Gobolada Bariga Somaliland, taasi oo ay Sabab u ahayd xidhiidhka xukuumadaha & dadka Goboladaasi oo aad ukala fogaa.

Hase ahaatee dhawaan markii Xisbiga Waddani uu Magcaabay Masuuliyiin sar sare oo ka soo jeeda Gobolada bariga gaar ahaan Sanaag & Gobolka Badhan waxa xafiis looga furay Degmada Xingalool Xisbiga Waddani.

Dadaalkaasi waxa lahaa Xooghaye ku xigeenkii h**e ee arrimaha dibada, Xisbiga Waddani imikana ah Xooghayaha xidhiidhka Q.M Jaamac ayaanle Feyte, oo abaabul ugu jira sidii dadka Gobolada barigu ula jaan-qaadi lahaayeen isbedelka Cusub.

Ahmed Ali
Hargeisa-Somaliland

09/21/2024

Gudoomiye Gobolka Badhan, Mursal Axmed Saalax, oo si adag u hadlay,

Wafti Xildhibaano Golle Deegaan & Siyaasiyiin kale isugu jira oo Xisbiga Waddani ah ayaa u baxay Gobolada Bariga, Kuwaas...
08/25/2024

Wafti Xildhibaano Golle Deegaan & Siyaasiyiin kale isugu jira oo Xisbiga Waddani ah ayaa u baxay Gobolada Bariga, Kuwaasi oo Gogol xaadh u ah safarka Gudoomiyaha Xisbiga oo isna u safray Gobolada Bariga.

Xubnaha oo ka soo Jeeda Gobolka Sanaag qaarkoodna dhawaan ay ku soo bireen Xisbiga ayaa Caawa ku dhaxay xarunt G Togdheer ee Burco.

Tubsan TV
Ahmed osman

Xisbiga WADDANI, waxa uu ka dhashay dareen iyo go'aan ah in dib loo c**o weelka siyaasadda Soomaalilaan, lana keeno dhii...
08/23/2024

Xisbiga WADDANI, waxa uu ka dhashay dareen iyo go'aan ah in dib loo c**o weelka siyaasadda Soomaalilaan, lana keeno dhiig cusub iyo maskax firfircoon oo lagu dardar-gelinayo xaqiijinta himilooyinka ummadda reer Soomaalilaan leedahay oo uu ugu horreeyo Ictiraaf keenista. Xisbiga WADDANI waxa uu albaabo cusub u furayaa da'yarta si ay xooggooda maskax iyo muruqba ugu dhisan-lahayeen dalkooda, isaga oo bulsha weynta reer Somalilaan ku hoggaaminaya hiiraal iyo hiigsi midaysan bari, badhtamaha iyo galbeedba.

08/22/2024
Gudoomiye Xisbiga Waddani ayaa Maanta Masuuliyiin ka soo keeda Beelaha Warsangeli u Magcaabay xilal Cusub, kuwaasi oo dh...
08/22/2024

Gudoomiye Xisbiga Waddani ayaa Maanta Masuuliyiin ka soo keeda Beelaha Warsangeli u Magcaabay xilal Cusub, kuwaasi oo dhawaan ku soo Biiray Xisbiga Rajada Shacabka.

Xubanhan Cusub ayaa loo arkaa inay yihiin kuwa Somaliland & Maamulkeeda Gaadhiisiin kara Gobolada Bariga oo Xukuumada iminta joogtaa ay Gabi ahaanba iska indha tirtay.

Mohamed Cismaan
Tubsan TV Hargeisa

07/02/2024

Xersi Dabadii dab lama Shidan ( Beesha Warsangeli oo taageertay Waddani) 😍

07/02/2024

“Waddani Hala taageero Muuse Biixi & Harti wey kala dhaqaaqeen “ Feyte

05/29/2024

"Xukuumada Madaxwayne Muuse ayaa lahayd masuuliyada wixii Laascaanood ka dhacay,waxaan leeyahay Ceerigaabana......"

Waraysi Jama Feyte

04/16/2024

Maxaa Xudun u ah Bixitaankii Ciidamadii Buntiland ee Joogay Laascaanood!

Jama Feyte

Address

Austin, TX
78753

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tubsan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tubsan TV:

Share