Somali Sports News

  • Home
  • Somali Sports News

Somali Sports News Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Sports News, News & Media Website, .

Yaa fiican pedri iyo Bellingham???
12/07/2026

Yaa fiican pedri iyo Bellingham???

Trump wuxuu leeyahay kubada cagta si fiican ayaan u aqaanaa balse ma u moodin in ciyaaryahankeena uu seegi doono kulanka...
06/07/2026

Trump wuxuu leeyahay kubada cagta si fiican ayaan u aqaanaa balse ma u moodin in ciyaaryahankeena uu seegi doono kulanka Belgium 🇧🇪 kadib roozihii uu qaatay kulankii bosnia 🇧🇦 🤣

Comments-ka koowaad qaladkii casaanka lagu siiyay folarin balogun 😃

28/06/2026

Shuushac waa lejen 🤣

Kadib markii ay ka hareen koobka aduunka xiriirka kubada cagta Uruguay 🇺🇾  ayaa u sheegay ciyaartooyda inuu qof walba je...
27/06/2026

Kadib markii ay ka hareen koobka aduunka xiriirka kubada cagta Uruguay 🇺🇾 ayaa u sheegay ciyaartooyda inuu qof walba jeebkiisa isaga bixiyo tikidka diyaarada uuna aadi karo halkii uu rabo😅

Kawaran guuldaradii idiinka soo gaartay Spain 🇪🇸?Salem al-dowsari "kabtanka xulka saudi 🇸🇦 " ayaa yir 🎙 guuldaradaas wax...
22/06/2026

Kawaran guuldaradii idiinka soo gaartay Spain 🇪🇸?

Salem al-dowsari "kabtanka xulka saudi 🇸🇦 " ayaa yir 🎙 guuldaradaas waxaan ka qaadan doonnaa qibrad 😀 arinta yaabka leh ayaa ah in saalim uu yahay 34 jirka kuwa uu rabo inuu qabrada ka qaato waa yamal oo 18 jir iyo pedri oo 23 jir ah 😀

Nuseyr mazraawi 🗣  Hadii uu dhamaado koobka aduunka waan iska casilayaa kubada cagta waxaana xifdinaya quraanka kariimka...
22/06/2026

Nuseyr mazraawi 🗣 Hadii uu dhamaado koobka aduunka waan iska casilayaa kubada cagta waxaana xifdinaya quraanka kariimka waayo nolosha waa mid gaaban 👏👏

Ma u qalmaa in Liverpool ka bixiso £120M???
21/06/2026

Ma u qalmaa in Liverpool ka bixiso £120M???

Ma kanaa gabar ah 😳 waala gaaday xulkeena caafiyo 😅
13/06/2026

Ma kanaa gabar ah 😳 waala gaaday xulkeena caafiyo 😅

Maclinka xulka qaranka senegal ayaa la weydiiyay sababta ay banaanka u aadeen xili ay la joogay salaada jimcaha ayna jir...
13/06/2026

Maclinka xulka qaranka senegal ayaa la weydiiyay sababta ay banaanka u aadeen xili ay la joogay salaada jimcaha ayna jirreen dabeylo aad u daran ayaa sidan yiri

Pape Thiaw; 🗣"Ma waxaa jira shey salaada ka muhiimsan? Adiga waxaad ka cabsaneysaa dabeysha anagana waxaan ka cabsaneynaa Allaha dabeyshaas sameeyay, halkaan anaga waxaan u joognaa ciyaar madadaalo ah balse taasi nagama dhigeyso inaan ilowno cibaadada Allaah, hadii kulanka uu xitaa ahaan lahaa Finalka koobka adduunka anagana qeyb ka nahay, waan usoo bixi laheyn salaada si aan u tukano, xitaa hadii midaas aan ku weyneyno hanashada koobka adduunka, marka hanagala hadlin anaga waxyaabaha ku saabsan shacaa'irta diinteena".

Hadaan soomaali nahay caawa xulka Paraguay 🇵🇾  ayaa wadanaa 👏👏
12/06/2026

Hadaan soomaali nahay caawa xulka Paraguay 🇵🇾 ayaa wadanaa 👏👏

Address


55438

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Sports News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share