Aftoox Tv Boon

Aftoox Tv Boon Kani wa boga rasmiga ah ee Aftoox Tv Boon waxadna kumaqasha wararka kadhacaya dalkaga iyo calamka ku hadaba kadalaco Aftoox tv barnamij yo kala ah: Warar.

Aftoox Tv Boon waxa ka go.an inay kuso gudbiso wararka iyo barnamij yada isla wakhtiga ay dhacayaan. Barnamij yo cafimad Sports iyo barnamij yada kale ee xiisaha leh. marweli waxan utaganahay inaan qancino dawadayaashayada sharafta leh markasta iyo meelkasta.

08/30/2017

Heavy monsoon rains in Mumbai have thrown the Indian city’s transport in ​ systems into chaos. More than 16 million people have been affected by seasonal floods 🌊 across a swathe of Sout…

08/29/2017
08/22/2017

Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka Jim Mattis ayaa maanta sheegay in maalmaha kooxda Daacish ay tirsamaan, isaga oo taxaddar ka muujiyey in ka adkaanshaha gebi ahaan kooxdaas ay tahay arrin aan hadda muuqan.

08/22/2017

Maxkamadda sare ee dalka India ayaa maanta go’aamisay in furiinka halka mar ee saddexda dalaaq ee muslimiinta uu yahay mid “aan dastuuri iyo islaami ahayn.”

08/22/2017

Maxkamadda milatariga ee Soomaaliya ayaa maanta laba dhalinyaro ah ku xukuntay dil kadib markii lagu helay inay ka dambeeyeen dil bishii November ee sannadkii h**e loo gaystay mid ka mid ah nabaddoonn

08/22/2017

Afar qof ayaa u dhintay ku-dhowaad 15 kalena way u liitaan kadib markii sida la sheegay ay biyo ka cabbeen ceel lu yaalla deegaanka tuulada Timirshe ee gobolka Bari.

08/22/2017

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo safar ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay in uu qalliin fudud galay. Afhayeenka madaxtooyada Xuseen Aadan Cige (Deyr) ayaa warbaahint

08/22/2017

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay toddoba kalena way ku dhaawacmeen dagaallo mar kale maanta ka dhacay degaanka Xeraale ee Gobolka Galguduud. Dagaalladan ayaa u dhexeeya maleeshiyo degaanka ah iyo kuwo kale oo ka tirsan ururka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca.

08/22/2017

The film, The Six, to be released next year, explores the identity of the six men and what happened to them during and after the wreckage.

Address

Boone, NC

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aftoox Tv Boon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category