1 Nation Radio

1 Nation Radio 1 Nation Radio is an intellectual exchange radio station, servicing East Africa , that is committed to promote peace, the 1 NATION RADIO Group believes.

Kooxiihii shalay isku Wajehay Finalkii Koobkii Isdhexgalka DH/ kawacyi gelinta tahriibta oo Halku dhig ka dhigtay 1Natio...
01/24/2015

Kooxiihii shalay isku Wajehay Finalkii Koobkii Isdhexgalka DH/ kawacyi gelinta tahriibta oo Halku dhig ka dhigtay 1Nation Radio Waa Horyaalka Sportska

koobka ayaa waxa uu ahaa koobkii kooxaha Heerka Kowaad ee Magalada Bosaso waxana ka Qayb galay 9 kooxdood waxana Ku guulaystay koobkii kooxda fc Tawakal oo finalkii kaga qaaday kooxda kale ee fc tawkal Stars Natiijada ayaa ahayd 2-0 waxana ay labada kooxood hal ku dhig ka dhigteen sida sawirka ka muuqata adeecada 1Nation Radio qaybteeda Sportska oo door lixaad leh ka ciyaartay Dhanka Sportska Dalka iyo Dibadaba , iyadoo dhalinta boasosa ay noqdeen kuwo taageero buuxda uhaya Nidaamka Sportska ee adeecadu ay u haqab tirtay Bahda Sportska
Dhanka kale xaflada abaalmarinta ayaa la qabandoona maalmaha fooda inakusoo hya hadaba sida loogu kala guulaysto abaal marinta barnaamijyadeena dame ayaan idin kusoo gudbindoonaa

Man Utd line up £90m Bale moveManchester United are lining up a £90 million move for Gareth Bale but the winger does not...
12/18/2014

Man Utd line up £90m Bale move

Manchester United are lining up a £90 million move for Gareth Bale but the winger does not want to leave Real Madrid.

Source: Fichajes.ne

PSG interested in Benzema Karim Benzema could be Edinson Cavani's replacement, who is not happy with his role at Paris S...
12/18/2014

PSG interested in Benzema


Karim Benzema could be Edinson Cavani's replacement, who is not happy with his role at Paris Saint-Germain. If the Uruguayan was to leave, the Parisians would prioritise a move for the Real Madrid striker.

Source: Fichajes.net

Madrid to eclipse record for De Gea Real Madrid are preparing to launch a bid for Manchester United goalkeeper David de ...
12/17/2014

Madrid to eclipse record for De Gea

Real Madrid are preparing to launch a bid for Manchester United goalkeeper David de Gea. The fee is expected to eclipse the £33 million Juventus paid Parma for Gianluigi Buffon.
Source: Daily Express

Manchester clubs want Rakitic Both Manchester clubs are targeting a £20 million move for Barcelona midfielder Ivan Rakit...
12/17/2014

Manchester clubs want Rakitic

Both Manchester clubs are targeting a £20 million move for Barcelona midfielder Ivan Rakitic in January. The 26-year-old has found himself behind Xavi more than he'd have liked and it is thought he may want to leave the club.
Source: Daily Express

Liverpool make Cech moveLiverpool's hunt for a new goalkeeper continues and Brendan Rodgers will test Chelsea's resolve ...
12/17/2014

Liverpool make Cech move

Liverpool's hunt for a new goalkeeper continues and Brendan Rodgers will test Chelsea's resolve by asking to loan Petr Cech in January. The Blues legend has fallen behind Thibaut Courtois and could be keen on a temporary switch.
Source: Daily Mirror

11/14/2014

(Saving blood bank)

Waa jeclaan lahayd Ina sabab u noqoto Ina badbaadiso adeeerka,aaabaha,hooyadaa,walasha,walalk ama saaxibka or familkaga intisa kale.

bangiga dhiiga kaydiya malahan wadankenu waana waxa ugu fudud o ay bulsho qabsan karto.

Faa'idada ku jira waa maxay in aynu sameysano bangiga dhiiga kaydiya?

Dadkenu inta badan waxay ka Qaban argagax hadi aad dhiig shub ku tiraahdo inta badan jawabtu "Anaba tabcaana" Ina dhinto ma rabta, balse saa Modanay maha, oo dhiiga 120ki ayaamood ama 3bilod, waxa la sameya dhiig cusub taa micnehedu waa cafimaad Ina iska Shubto 3bilood marka kadibna badso biya cabka oo cab malinti 8litter.

Waxa malin walba aragna shilal kala duwan sida dad la qalima qof xabadi ku ku dhiig baxa kadibna la keno hospitalkisa wawayn, inta kadib waxa lo Bahdaa dhiig oo ay qaadata saacado in laraadiyo la grub dhiiga.

See u heli karna bank dhiig?

Waa habka ugu fudud waxana iska shubi Kara qof walba sida qofki buurna kii caatada aha kii middle ka aha iyo mid dheer iyo midkalaba marka laga reebo qof qaba xanunada khatarta ah sida hepatitisB ama beer xanuun, HIV, iyo kuwa kale.

Waxa shubi karta inta donto iyado lagu beegayo cabirka ML.

Waxa fariin cafimaad ku diraya dhaman bulshada reer puntland gar ahan gobolka Bari causmadisa bosaso, iyo wasarada cafimadka uu hormudka u yahay dr saadik eenow oo ah shaqsi ila fahmi kara nidaamkan, in aynu si dag dag ah waxa uga qabano una sameno saving blood bank.

Mudane muwadin ka qayb qaado horumar ka dalka.

Arsenal eye Munir loan Arsenal are interested in taking Barcelona starlet Munir El Hiddadi on loan when the transfer win...
11/04/2014

Arsenal eye Munir loan

Arsenal are interested in taking Barcelona starlet Munir El Hiddadi on loan when the transfer window reopens in January.

Source: Daily Star
Tuesday, 4 November 2014

Barca snubbed Liverpool's higher Sanchez offer Barcelona allowed Alexis Sanchez to join Arsenal despite Liverpool offeri...
11/04/2014

Barca snubbed Liverpool's higher Sanchez offer

Barcelona allowed Alexis Sanchez to join Arsenal despite Liverpool offering £3 million more for the Chile international.

Source: Sport
Tuesday, 4 November 2014

Man City & Bayern set for Reus battle Manchester City and Bayern Munich will battle for Borussia Dortmund midfielder Mar...
11/04/2014

Man City & Bayern set for Reus battle

Manchester City and Bayern Munich will battle for Borussia Dortmund midfielder Marco Reus at the end of the season.

Source: Daily Mail
Tuesday, 4 November 2014

Address

Boston, MA
02123

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 1 Nation Radio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to 1 Nation Radio:

Shortcuts

Share