Mayrac Media

Mayrac Media 🎬 Welcome to Mayrac Media –
Your voice, your vision, your platform!

We bring you powerful stories, inspiring interviews, and bold debates that shape our world.
πŸ“‘ Mayrac Media – Where truth meets impact.

08/14/2026

Guddiga qabanqaabada xafladda furitaanka Machadka Boarding-ka Jaaraahoroto ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo xafladda furitaanka Boarding-ka.....

Agaasimaha Guud ee cusub ee Madaxtooyada Gobolka Awdal, Mudane Axmed Yuusuf Xasan (Idea), ayaa maanta si rasmi ah ula wa...
08/09/2026

Agaasimaha Guud ee cusub ee Madaxtooyada Gobolka Awdal, Mudane Axmed Yuusuf Xasan (Idea), ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Gobolka Awdal.

08/04/2026

Xafladda Caano-shubka Caleemo-saarka Suldaanka Guud ee Beelaha Makaahiil, ahna Suldaanka Guud ee Beelaha Reer-Nuur, Suldaan Maxamed Suldaan Saleebaan Cali, ayaa lagu qaban doonaa degmada Dilla ee Gobolka Awdal, taariikhdu markay tahay 20-ka Agoosto 2026.

Xafladda shaacinta Caleemo saarka  Suldaan Maxamed Suldaan Saleebaan oo ah suldaanka guud ee beelaha makaahil and Suldaa...
08/04/2026

Xafladda shaacinta Caleemo saarka Suldaan Maxamed Suldaan Saleebaan oo ah suldaanka guud ee beelaha makaahil and Suldaanka Guud ee Beelaha Reer Nuur.

Boorama : Shirwaynihii toddobaadka qurbajoogta Somaliland, maalinkiisii  saddexaad ayaa lagu qabanayaa caasimadda gobalk...
08/04/2026

Boorama : Shirwaynihii toddobaadka qurbajoogta Somaliland, maalinkiisii saddexaad ayaa lagu qabanayaa caasimadda gobalka Awdal ee Boorama.

Hantidhawraha Guud ee Somaliland ayaa baadhis ka bilaabaya xafiisyada gobollada Maroodi Jeex, Awdal, Togdheer iyo Sanaag...
07/26/2026

Hantidhawraha Guud ee Somaliland ayaa baadhis ka bilaabaya xafiisyada gobollada Maroodi Jeex, Awdal, Togdheer iyo Sanaag.

Maxamed Ibraahim Dable ayaa loo doortay Maayirka cusub ee magaalada Berbera .
07/26/2026

Maxamed Ibraahim Dable ayaa loo doortay Maayirka cusub ee magaalada Berbera .

πŸ‡·πŸ‡ΊπŸ‡§πŸ‡Ύ 22-ka Luulyo, Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda Federaalka Ruushka Mikhail Galuzin ayaa Moscow kula kulmay Safi...
07/22/2026

πŸ‡·πŸ‡ΊπŸ‡§πŸ‡Ύ 22-ka Luulyo, Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda Federaalka Ruushka Mikhail Galuzin ayaa Moscow kula kulmay Safiirka Belarus u fadhiya Ruushka Yuri Seliverstov.

Labada dhinac waxay ka wada hadleen arrimaha muhiimka ah ee iskaashiga u dhexeeya wasaaradaha arrimaha dibadda, isku-duwidda siyaasadda dibadda, iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga ballaaran ee labada dal iyo dhismaha Dawladda Midowga (Union State) ee Ruushka iyo Belarus.

Waxay sidoo kale dib u eegis ku sameeyeen jadwalka kulamada iyo dhacdooyinka soo socda ee heerarka sare ee labada dowladood.

Labada dhinac waxay xaqiijiyeen inay sii wadi doonaan iskaashi saaxiibtinimo oo wax-ku-ool ah oo u dhexeeya Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ruushka iyo safaaradda Belarus.

Kadib kulanka, waxaa la saxiixay borotokool wax-ka-beddel lagu sameynayo heshiiskii 15-kii Maarso 2013, kaas oo ku saabsanaa in Belarus loo kireeyo dhul ay ku dhisato xarun martigelin (guest complex) oo ka tirsan Safaaradda Belarus ee Ruushka.

πŸ‡·πŸ‡ΊπŸ‡§πŸ‡Ύ

Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kaah ayaa maanta ka furmay Maan-Soor Hotel ee magaalada Hargeysa, iyadoo ay ka qayb galay...
07/20/2026

Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kaah ayaa maanta ka furmay Maan-Soor Hotel ee magaalada Hargeysa, iyadoo ay ka qayb galayaan hoggaanka xisbiga iyo xubnaha Golaha Dhexe.

07/18/2026

Deg Deg: Oday Idiris Xuseen Oomane oo ka mid ah Odayaasha Beelaha Gadabuursi ee Magaalada Wajaale ayaa qabtay shir-jaraa’id uu ku taageerayo Xukuumadda Somaliland iyo aqoonsiga ay ka heshay Israel, sidoo kalena jawaab ka bixiyay hadallada siyaasiyiinta Soomaaliya.

Address

Chicago, IL

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mayrac Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mayrac Media:

Shortcuts

Share