Midnimo Somali Muslim /MSM/

Midnimo Somali Muslim /MSM/ Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midnimo Somali Muslim /MSM/, Media/News Company, Chicago, IL.

12/26/2024

Nabad galiyada Shacabka iyo Degaanka halaga shaqeeyo
Xumaanta baraha bulshada la isdhax wado ee shacabka walaalaha ahan xumaanta lagu dhex abuuri rabo wax wanaagsan ma ahan.
Baraha bulshada hadaad xumaan soo dhigto waxaad ogataa inaad inad shacab Muslim ahan isku dilayso
Ilahay halaga baqo.
Ciidanka Booliska Deegaanku ciidan qabiil ma ahan ee wa ciidanka shacabka DDS.

11/16/2024
03/12/2024
10/22/2023

Magaaloyinka Maraykanka oo Banan baxyo Falastiniinta lagu taagerayo ay ka socdaan
Oo Xasuuqa ay Madaxda isra'iil iyo Maraykan wadaan lagagaso horjeedo

Aduunka waxaa ugu daran adigoo Hooyadaa, Aabahaa, ciyaalkagii iyo xaaskagii la xasuuqay oo waliba na aadan aasan karayni...
10/10/2023

Aduunka waxaa ugu daran adigoo Hooyadaa, Aabahaa, ciyaalkagii iyo xaaskagii la xasuuqay oo waliba na aadan aasan karaynin.
Yahuuda ayaa kuwada Duqaymo isdaba jooga oo lagu beegsanayo Shacabka Falastiin
tirada dadka dhintay lama ogaan karo dhaawaca lama qaadi karo
Xataa xarumihii Caafimadka oodhan wa la duqeeyay
Biyo majiro Cunto mahaystaan oo shacab dhinac kasta lagaga Xidhay xero ku jira
Meel ay u cararaana ma haystaan runtii wa arin xanuun badan.
Caalamkii islaamkuna way ka indha tirteen dhagaha ayay ka xidheen oohinta Shacabka la xasuuqayo.
Ilahay ha ugargaaro
Ilahay mucjisadiisa haku jabiyo Cadawga
Umadaasna ilahay dhibkan haka dhax saaro

10/09/2023

Walal uducee markasta
Wa boqol yahuuduye
Ragbaa biirinaya.
Yahuuda aya ahan dadka aduunka uugu kibir badan
Dawladaha Caalamka ee Dulmiga ku heshiiyay ayaa Tageersan mujrimiinta Yahuuda ee umada Falastiniinta Xaqoodii iyo Xaquuqdodiiba duufsaday.
Dhulka Falastiin waxaa ku yaala masaajidka Barakaysan ee Masjidul-Aqsa waana Masaajidka 3 aad wana Masajidkii Xabiibkeenu (SCW) ku tujiyay Ambiyadoo dhan waana masajidka habenkas Micraajka lagasii qaaday.
Falastiniintu wa shacab Dulman oo laga qaatay wadankodii guryahodii inta laga dumiyo ayaa guryo Yahuud lagu dhisaa
Caalamkuna iyagoo arka way ka indho qarsadeen.
Wadamada islaamka ayaa iyaguna Cabsi ay Yahuud ka qabaan darteed anan
Runtii waxay naga mudan yihiin inan kucaawino waxaan karo
Bal fiiri sida dhulkooda loo qaatay.
Uducee bacda Salaad kasta

BREAKING NEWS Ciidaanka liyu booliska Oromada ayaa 4 qof ku dilay tiro kalena ku dhawaacay weraar ay saaka ay ku soo qaa...
10/02/2023

BREAKING NEWS
Ciidaanka liyu booliska Oromada ayaa 4 qof ku dilay tiro kalena ku dhawaacay weraar ay saaka ay ku soo qaaden qabalaha biyokulul ee degmada Biki ee gobolka Sitti.
Sidaan wada ognahayna todobadkii lasoo dhaafay Barakaca Qoloji weraro ay kusoo qaadeen inay ku layeen shacab badan hadana waxay weerar kusoo qaadeen Gobolka Sitti
Dawlada Oromada maxaa ku dhacay ma awooda Fedraalka ee ay hada haysato ayay inoo isticmaali rabtaa.

Dhab TV mahad sanidin runtii barnamish lo bahnaa ayad soo jediseen wan inad barnamish kanoo kale sii wadaanHalganka sifi...
10/01/2023

Dhab TV mahad sanidin runtii barnamish lo bahnaa ayad soo jediseen wan inad barnamish kanoo kale sii wadaan
Halganka sifiican ayad uwadaan

Barnaamijka falanqaynta todobaadka iyo xuduudaha dowlad deegaanka soomaalida. Waa maxay doorka Dowladda federaalka Itoobia? Qoomiyaduhu ma wada noolaan karaa...

Address

Chicago, IL

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midnimo Somali Muslim /MSM/ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Midnimo Somali Muslim /MSM/:

Share