Abwaan bootaan

Directions

Abwaan bootaan Official page of abwaan Maxamed botan

 : waxaa gubtay oo shiilmay Qoys dhan iyo xoolahoodii, waxaa duqayn xoogan ugaystay dalka Turkiga oo ay jaar yihiin vill...
09/16/2026

: waxaa gubtay oo shiilmay Qoys dhan iyo xoolahoodii, waxaa duqayn xoogan ugaystay dalka Turkiga oo ay jaar yihiin villa Soomaaliya, dhacdadani waxay ka dhacday gobolka Bakool.

Gantaal xoogan baa ku habsaday goobtan sidaas u hurushaaday, waxaana sababay Xasan sheekh oo u xil saaray in turkidu duqaymo xoogan ka bilaaban deegamada reer miyigu ku badan yihiin ee gobolada Bakool iyo Bay.

Dhacdadan waxay kamid tahay dhacdooyinka ugu argagaxa badan ee dhowaan ka dhaca dalka Soomaaliya, waa beegsi si cad loo bar tilmaamed saday, goobtana lagu hol-ciyay xoolo dhaqato aan wax dambiya galabsan.

Galgaduud soomaaliya cirku galabta ayuu curashadii bilaabay illaahoow roob qeyr qabo nasii..Meesha joogto maanta maka cu...
09/16/2026

Galgaduud soomaaliya cirku galabta ayuu curashadii bilaabay illaahoow roob qeyr qabo nasii..

Meesha joogto maanta maka curtay

Ceebey tacaaal haldoorkii ree xirsi wakaaas 😂
09/14/2026

Ceebey tacaaal haldoorkii ree xirsi wakaaas 😂

09/14/2026

2000kun oo qof oo soomali ah oo joogta daglka Germany 🇩🇪 ayaa dib loogu soo celinayaa soomaliya

09/11/2026

Maxay dhaheèn reee siyaaad xuseeen waan baduujinaynaa 😁

09/11/2026

Waa khalad inay dhahaaan takfiirka waa laynaynaaa yaaa baneeyey dhiigooda ..?

09/10/2026

Barri waxaa udabaal dagaynaa dhalashada 2019

Waligaa naag bidaar leh ma aragtay😁😂
09/08/2026

Waligaa naag bidaar leh ma aragtay😁😂

09/08/2026

Bilowga Robabka dayrta ayaa galabtay si wanaagsan ka da.ay Duleedka deegaanka Ceeldibir ee gobalka mudug galmudug

Duuban, DDS!.Guddoomiye ku xigeenkii MM Gallaadi mudane Saciid Cabdulqaadir Axmed ayaa loo magacaabay sii haya xilka Gud...
09/08/2026

Duuban, DDS!.

Guddoomiye ku xigeenkii MM Gallaadi mudane Saciid Cabdulqaadir Axmed ayaa loo magacaabay sii haya xilka Guddoomiyaha Degmada Duuban ee Gobalka Doollo DDS.

Address

Sioux City, IA
20877

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan bootaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share