Mohamed bootaan

Mohamed bootaan Official page of abwaan Maxamed botan

Dowlada wagardhac💪
08/13/2026

Dowlada wagardhac💪

08/13/2026

Wagardhacu qabiil kaliya maahan waa dowlad 🔥🔥🔥

08/13/2026

Qodbaddii Wasiir dujaana uu ka jeediyey degmada

08/13/2026

Ciidamo aad u badan oo Wagardhac oo fariisimahoodu uu yahay degmada Saaxo baa si rasmi ah uga mid noqday Ciidamada Daraawiishta Puntland

Waa arin bogaadin mudan ree Saaxo waa inay dawladooda la dhaqeeyaan xaquuqdoodana u raadsadaan

XOG Ciidankii Beesha Wagardhac ee Degmada Saaxo mudug Dowladda Puntland aya qaramaysay sadex kun oo askari oo ka howlgal...
08/13/2026

XOG Ciidankii Beesha Wagardhac ee Degmada Saaxo mudug Dowladda
Puntland aya qaramaysay sadex kun oo askari oo ka howlgali doonta amniga galbeedka mudug,

Saaka ayaa lamariyey hanaanka nidaamka dawliga ee diwaangalinta ciidamada Qeybta 60aad ee ciidanka Difaaca Puntland

Ciidanka daraawishta puntland  ee dagmada saaxo
08/13/2026

Ciidanka daraawishta puntland ee dagmada saaxo

08/12/2026

Wagardhaceey waa in 48saacadood gudahood ay heshaa degmada saaxo xaquuqdii ay buntiland ku lahayd..siigudbi

08/12/2026

300boqol oo wiil baa udhimatay degmada saaxo waa inay heshaa xaquuqda ay buntiland ku leedahay

08/12/2026

Qayba kamida gaadiidka wagardhaceed oo saaxo kusii jeeeda caawa🔥🔥🔥

08/12/2026

Indha korey dhiiga shacabka gobolka gedo halaga badbaadiyo siigudbi...

Address

Sioux City, IA
20877

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed bootaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share