DHeemaal Media

DHeemaal Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DHeemaal Media, Broadcasting & media production company, 2735 Kilbourne Avenue, Columbus Grove, OH.

SAWIRO: Saraakiisha Ciidanka Difaaca Puntland oo maanta kormeeray goobihii laga saaray kooxda argagixisada ah ee Daacish...
01/26/2025

SAWIRO: Saraakiisha Ciidanka Difaaca Puntland oo maanta kormeeray goobihii laga saaray kooxda argagixisada ah ee Daacish deegaanka Turmasaale.

SAWIRRO- Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa galabta Airport-ka Boosaaso kusii sagootiyey Gen. ...
01/26/2025

SAWIRRO- Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa galabta Airport-ka Boosaaso kusii sagootiyey Gen. Fu’aad Xanaano iyo Kabtan Maxamed Axmed Jaamac, oo labaduba kusoo dhaawacmay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, isla markaana galabta caafimaad loogu qaaday dalka dibeddiisa.

Laamaha Amniga ee gobalka Bari ayaa gacanta ku dhigay 8 xubnood oo katirsan argagixisada Daacish, kuwaas oo 6 kamid ah a...
01/26/2025

Laamaha Amniga ee gobalka Bari ayaa gacanta ku dhigay 8 xubnood oo katirsan argagixisada Daacish, kuwaas oo 6 kamid ah ay yihiin Ajaanib.

Xubnaha la qabtay ayaa la shaqeynayay ninkii Ajnebiga ahaa ee ay toogteen ciidamada Amniga Puntland, xilli uu aasayay qarax Miino. Taliska Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ayaa sheegay in sidoo kale ay qabteen ciidamadu 'dad gaaray 100 qof, kuwaas oo looga shakisan yahay argagixisada, ayna baaris ku socoto.

"Boosaaso: 8xubnood oo kale oo 6 ka mid ah Ajaanib tahay, ayaa Ciidanku qabteen. waa kooxdii la shaqeynayey Ninkii Ajenebiga ahaa ee la dilay isagoo qarax aasayay sidoo kale 100 dad gaaraya xiran oo baaritaan ku socda, Shacabka aya shaqeyay."

Raxmo yar ayaa Cisbitaalka ku booqatay Gen.Fu,aad Xanaano oo farxad iyo soo kabasho wanaagsan ka muuqato.Gen.Fu,aad ayaa...
01/26/2025

Raxmo yar ayaa Cisbitaalka ku booqatay Gen.Fu,aad Xanaano oo farxad iyo soo kabasho wanaagsan ka muuqato.

Gen.Fu,aad ayaa galabta dadlka dibadiisa loogu qaadayaa si uu u helo daryeel caafimaad

Caafimaad degdeg ah ilaahay ha ku siiyo.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay oo kulan la qaatay Beesha Magalabe e...
01/26/2025

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay oo kulan la qaatay Beesha Magalabe ee Axmed Harti.

Address

2735 Kilbourne Avenue
Columbus Grove, OH
43231

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DHeemaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DHeemaal Media:

Share