Aadan Yare

Aadan Yare Aadan muslim

11/24/2025

Allow mar kale maxamed abdulaahi farmaajo
#&

11/23/2025

Waxaan kulan casho sharaf iyo is-xogwaraysi ah caawa wada qaadannay Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, annagoo ka wada hadalnay xaaladda guud ee dalka, ilaalinta dowladnimada, midnimada iyo maareynta marxaladda dalku ku jiro.

09/20/2025

Watch, follow, and discover more trending content.

Kani Waa Meydka Safwaan Halac Oo Shil Gaari ku geeriyooday Fadlan aynu U ducayno
09/01/2025

Kani Waa Meydka Safwaan Halac Oo Shil Gaari ku geeriyooday Fadlan aynu U ducayno

Wajigan kugu ma cusbe maxaad ka xasuusata gabadhan πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
09/01/2025

Wajigan kugu ma cusbe maxaad ka xasuusata gabadhan πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

08/07/2025

Google pixel 4xlLMC 8.4+XML πŸŒˆπŸŒ„πŸŒ΄Γ‰dit : LrπŸ–ŒοΈπŸŽ¨
07/10/2025

Google pixel 4xl
LMC 8.4+XML πŸŒˆπŸŒ„πŸŒ΄
Γ‰dit : LrπŸ–ŒοΈπŸŽ¨

Wax uu yiri qof wax ii geystey waligey ma cafinin ilaa aan ka AARSADO πŸ˜„          Aadan Yare
06/02/2025

Wax uu yiri qof wax ii geystey waligey ma cafinin ilaa aan ka AARSADO πŸ˜„
Aadan Yare

Ma inku jiraa qof garanaaya ninkaan magaciisa iyo halkii aad ku aragteen toonaWaa nin iskaga marqaamaya lacag uusan shaq...
06/01/2025

Ma inku jiraa qof garanaaya ninkaan magaciisa iyo halkii aad ku aragteen toona

Waa nin iskaga marqaamaya lacag uusan shaqaysan gabar jeclaatayse u hibaysay🀣

Maxaad ku xasuusataa? Aadan Yare

Garyaqaan Xabsi dhexe gobolka  oo ku yaal magaalada Wilmer ee Minnesota jeelkaas ayuu ku jiraa  β€œIce agants β€œ immigratio...
05/31/2025

Garyaqaan Xabsi dhexe gobolka oo ku yaal magaalada Wilmer ee Minnesota jeelkaas ayuu ku jiraa β€œIce agants β€œ immigration institution

ilaa hadda wax walba waa okey so far
waxa uu leeyahay qareen aan filayo in ay shaqadan ku fiican tahay gabdhaan lawyer ah οΏΌ waa mid ka mid ah qareenada ugu fiican dalkan USA πŸ‡ΊπŸ‡Έ

sidoo kale shacabka somaliyeed ee bulshada reer Minnesota ayaa si aad ah uga shaqeeya kiiskan si dhow ula shaqeynta wakiilada sharci fulinta !

ugu yaraan wax buu yeelan doonaa oo aanu h**e u lahayn ‼️Xoriyad buuxda iyo xuquuq aanu h**e u lahayn πŸ“πŸ“©β¬‡οΈβœοΈπŸ‡ΊπŸ‡Έ

Ugu dambeyntii waxaan rajeyneynaa inuu ka soo baxo xabsigaas waqtiga yar,,,, inshallaha

Daud M Hassan

Address

Stronecreek
Columbus, OH
2836

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aadan Yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share