Ogaal News

Ogaal News Fallow, Dheh Like, Saar Share, Dheh

10/27/2025
10/27/2025

PRANK OF THE YEAR

07/19/2025
06/24/2025

JABIN Golaha Sare ee Amniga Qaranka Iran: Haddii ay dhacdo xabbad joojin ay Israa'iil ku xad-gudubto, waxaan si buuxda ugu diyaargarownay inaan bixinno jawaab go'aan iyo qoomamo taariiq sameysa.

06/23/2025

🔴 Wasiirka Difaaca Iran:

Waxaa naga go'an inaan ciqaabno kuwa gardarada ah oo aan diidno nabadda khasabka ah. Washington waa isha dhibaatooyinka iyo xasilloonida gobolka.

Sucuudiga oo duco ka akhrisanaya gantaalaha ay caawa ganayso dawladda Iran.Bogga rasmiga ah ee Xaramka ayaa lagu baahiye...
06/23/2025

Sucuudiga oo duco ka akhrisanaya gantaalaha ay caawa ganayso dawladda Iran.

Bogga rasmiga ah ee Xaramka ayaa lagu baahiyey ducadii uu Nebi Ibraahim Xaramka ugu duceeyey ee ahayd " Ilaahayow dalkan mid ammaana ka yeel"

06/23/2025

🚨 Seeraha Argagaxisada ayaa ka guuxayo Saldhigyada Cadawga Mareykanka ee Baxreyn.

06/23/2025

Daawo dagaal cirka ah oo dhexmaray difaaca cirka ee Maraykanka iyo Qatar iyo gantaalada Iran intii lagu guda jiray beegsiga saldhiga Al-Udeid ee Maraykanka ee Qatar.

🟥 Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Sareeye Gaas Abdolrahim Mousavi:Netanyahu waxaa lagu ciqaabi doonaa xoog ilaa...
06/23/2025

🟥 Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Sareeye Gaas Abdolrahim Mousavi:

Netanyahu waxaa lagu ciqaabi doonaa xoog ilaa uu u ka arko xaalad murugo leh, waxaanan qaadi doonaa tillaabooyin u dhigma ficilada Mareykanka ee naga dhanka ah.

06/23/2025

🟥 Wasiirka Arimaha Dibada ee Iran
Waxaan sii wadi doonaa kobcinta uranium-ka.

Xildhibaan Iiraani ah iyo Xubin ka tirsan Guddiga Amniga Qaranka, Esmail KhathariTallaabooyinka lagama maarmaanka ah aya...
06/22/2025

Xildhibaan Iiraani ah iyo Xubin ka tirsan Guddiga Amniga Qaranka, Esmail Khathari

Tallaabooyinka lagama maarmaanka ah ayaa la qaaday si loo ilaaliyo xarumaha nukliyeerka. Waanu sii wadi doonaa weerarrada ka dhanka ah Israa’iil, saldhigyada Maraykanka ee gobolkana sinaba ammaan uma ahaan doonaan. In iyaga la weeraro aad bay uga sahlanaan doontaa in la weeraro Israa'iil.

Address

Columbus, OH
43231

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaal News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share