07/31/2025
Dhul-gariir xooggan oo cabbirkiisu yahay 8.8 ayaa maanta ka dhacay Badda u Dhow xeebaha Severo-Kurilsk Ee Dalka Ruushka. Wuxuu lahaa Tamar La Mid ah 16,000 oo Bambada Nukliyeerka ah Oo la Mid ah Tii lagu Tuuray Magaalada Hiroshima.
Waxaa la filayaa in uu keeno dabaylo waaweyn oo Tsunami ah, kuwaasoo laga yaabo inay ku dhuftaan xeebaha Ameerika, Jabaan, iyo Ruushka.