Somali Connect

Somali Connect Somali Connect is a modern media outlet that provides news and social events coverage.

11/07/2025
C/raxmaan Jinac ayaa loo doortay duqa cusub ee Magaalada Boosaaso
09/07/2025

C/raxmaan Jinac ayaa loo doortay duqa cusub ee Magaalada Boosaaso

09/07/2025

TOOS: DOORASHADA DUQA BOOSAASO

09/07/2025

Toos : Doorashada Duqa Bosaso

Puntland dad iyo dowlad ilaalshada ayey leedahey, ee idinka kolley dal iyo dowlad nool la idinkugu imaan-maayo ee joojiy...
08/07/2025

Puntland dad iyo dowlad ilaalshada ayey leedahey, ee idinka kolley dal iyo dowlad nool la idinkugu imaan-maayo ee joojiya Wiilasha Ciidanka Xooga Dalka Somaliyeed ee aad shaley laheyd waa maleeshiyo Beeleed, maanta aad u loogeysaan Cadowga Shabaab.

Jabuuti oo badmaaxiin badbaadisay ka dib markii markabooda badda lagu dejiyay
08/07/2025

Jabuuti oo badmaaxiin badbaadisay ka dib markii markabooda badda lagu dejiyay

Isma qabato Xamar ayay dawladdu xukumi wayday iyo Sanaag ayay ciidan geysay, sidoo kale waxaan isqabanayn Dawladda Sooma...
08/07/2025

Isma qabato Xamar ayay dawladdu xukumi wayday iyo Sanaag ayay ciidan geysay, sidoo kale waxaan isqabanayn Dawladda Soomaaliya nidaamka Federaalka ah ayay cadow ku tahay oo burburinaysaa iyo in haddana lagu eedeeyo dawlad goboleed cusub ayay dhisaysaa. !!

Dowlada federaalka ciidan ma geyn Gobolada Sool & Sanaag sabab loo geeyana ma jirto waa eed caal waa ah oo ay ka muuqato...
08/07/2025

Dowlada federaalka ciidan ma geyn Gobolada Sool & Sanaag sabab loo geeyana ma jirto waa eed caal waa ah oo ay ka muuqato in taag iyo tabar loo waayay in lagu hor istaago rabitaanka dadka deegaanadaas

Elon oo xisbi sameystay ka dib markii trump cayriyay
06/07/2025

Elon oo xisbi sameystay ka dib markii trump cayriyay

Wasaarada arrimaha gudaha PL oo mudeysay waqtiga la qaban doono doorashada Duqa Boosaaso
05/07/2025

Wasaarada arrimaha gudaha PL oo mudeysay waqtiga la qaban doono doorashada Duqa Boosaaso

 : Guddomiyaha Degmada Bosaso Cabdifataax Shanle ayaa is casilay kadib Cadaadis uu kala kulmay Xildhibaanada Golaha deeg...
05/07/2025

: Guddomiyaha Degmada Bosaso Cabdifataax Shanle ayaa is casilay kadib Cadaadis uu kala kulmay Xildhibaanada Golaha deegaanka Degmadas.

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Connect posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Connect:

Share

Category