Rajo media

Rajo media page kaan waxaa ka helaysaa wacyigalin bulsho ,warbixino sugan ,sheekoooyin,wacdi iyo waano

🇾🇪🇸🇦🇸🇴Sida ay werinayso warbaahinta Sucuudi Careebiya; Taliyaha Ciidamada Difaaca ee Yemen, Daariq Saalax ayaa u soo car...
09/12/2026

🇾🇪🇸🇦🇸🇴Sida ay werinayso warbaahinta Sucuudi Careebiya; Taliyaha Ciidamada Difaaca ee Yemen, Daariq Saalax ayaa u soo cararay Soomaaliya ka dib markii Xuutiyiinta ay kala wareegeen xeebaha galbeed ee dal kaasi.

Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta shaaciyay inay dhammaan maraakiibta shirkadaha ganacsiga si ammaan ah uga gudbi karaan mar...
09/12/2026

Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta shaaciyay inay dhammaan maraakiibta shirkadaha ganacsiga si ammaan ah uga gudbi karaan marin-biyoodka ay gacanka ku dhigeen ee Bab al-Mandab iyo Badda Cas, marka laga reebo maraakiibta Sacuudiga oo ay sheegeen inay xannibaad saarnaan doonto illaa Sacuudiga uu xannibaada ka qaadayo Xuutiyiinta, sida ay werisey Reuters oo xiganaysa hadal uu jeediyay afhayeenka militariga ee Xuutiyiinta Yemen,Yaxye Sariic oo sidoo kale sheegay iskuday kasta oo Sacuudiga uu ku kordhinayo weerarrada ka dhanka ah Xuutiyiinta inay dhankooda kordhin doonaan weerarrada ay ku qaadayaan Sacuudiga.

📍Maalinkii 2aad waxaa deegaannada Ceel Cali Afrax iyo Ceel Sheekh dagaal qabiil ku dhexmarayaa laba maleeshiyaad kasoo k...
09/12/2026

📍Maalinkii 2aad waxaa deegaannada Ceel Cali Afrax iyo Ceel Sheekh dagaal qabiil ku dhexmarayaa laba maleeshiyaad kasoo kala jeeda Ceelbuur iyo Ceeldheer.

Inta la xaqiijiyey waxaa ku dhintay ugu yaraan 8 qof, halka dhaawacu na uu intaas ka badan yahay. Xaaladda ayaa ah mid wali kacsan, waxaana laga cabsi qabaa in dagaalku sii xoogeysto.

Shalay oo Jimce ah ayay ahayd markii laba beelood oo raas hoose ah uu dagaal ku dhexmaray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, waxaana muuqata in loo maara la’yahay colaadahaan soo noqnoqda oo mar walba khasaare badan reeba.

DEG DEG-MW Xasan Sheekh ayaa si kulul uga hadlay Wiilkii ay dileen Beesha Abgaal ee katirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka.Ink...
09/11/2026

DEG DEG-MW Xasan Sheekh ayaa si kulul uga hadlay Wiilkii ay dileen Beesha Abgaal ee katirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka.

Inkasta oo muuqaalkaan kaliya ay duubtay Kaamirada Madaxtooyada hadana Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in lala xisaabtami doono raggii falkaas ku kacay waxa uuna xusay inay ku lug leeyihiin dhinacya kale.

Madaxweynaha ayaa hadalkaan hadda jeediyay👀

Abgaal k**a guursan maxaa yeelay xididnima ma yaqaanaan wax qiima ah uguma fadhiso lkn Gabdhahoodu waa fiicanyihiin"Shei...
09/10/2026

Abgaal k**a guursan maxaa yeelay xididnima ma yaqaanaan wax qiima ah uguma fadhiso lkn Gabdhahoodu waa fiicanyihiin"

Sheikh Xasan Daahir Aweys.

🚨 Ciidamada Xuutiyiinta kaliya k**a adkaan ciidamada Yemen ee Sacuudigu taageero, balse saaka oo ah 10 September 2026 wa...
09/10/2026

🚨 Ciidamada Xuutiyiinta kaliya k**a adkaan ciidamada Yemen ee Sacuudigu taageero, balse saaka oo ah 10 September 2026 waxay sidoo kale qabsadeen Dekedda Mocha, oo h**ey gacanta ugu jirtay Taariq Saalax, oo ah sarkaalka ugu muhiimsan ee UAE kaga haray Yemen.

Tani waxay ka dhigan tahay in dhulkii ay hadda Xuutiyiintu qabsadeen ay ku wada jabeen Sacuudiga oo 80% taageerayay iyo Imaaraadka oo 20% taageerayay.

09/10/2026

CARMO:-MD Deni oo guur-socod habeenimo, Jarmaado iyo Dhalan-dhool cagta soo mariyey , gobollada fog ee Soomaaliya ayaa caawa ku soo laabtay diilinta madow.

09/10/2026

Qaarada madow oo qoraxdu u soo baxday— Xaafuun Bari Putland Soomalia🇸🇴

𝗚𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮𝗰𝘆𝗼: Aabbaha dhalay AHUN Nabadoon Axmed Yuusuf Haamey, oo xalay gacan ka xaqdaran ku dishay magaalada Galkacyo, ay...
09/09/2026

𝗚𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮𝗰𝘆𝗼: Aabbaha dhalay AHUN Nabadoon Axmed Yuusuf Haamey, oo xalay gacan ka xaqdaran ku dishay magaalada Galkacyo, ayaa ka hadlay waayihii ugu dambeeyay ee wiilkiisa.

Aabbe Shiikh yuusuf ayaa yiri " habeen h**e markii uu salaatu laylka tukaday ayuu madaxa iyo lugaha iga dhunkaday dhawr jeer, wuxuuna igu yiri aabbe tan waa laga tagayaa, Markaas ayaan ogaaday inuu shahaado qaatay"

Aabbaha marxuumka Sheekh Yuusuf, ayaa sidoo kale ah Sheekh muddo dheer imaam ka ah Masjidka weyn ee Al-Hudda ee magaalada Galkacyo, Waxaana la xusay in marxuum Axmed Yuusuf uu ahaa wiil si weyn ugu adeegayay aabbihii, isagoo mar walba masjidka u keeni jiray si uu ugu adimo abihiis.

Cajiib. Deeganka Tigreega gobalka Badhtamaha hooyo ayaa halmar dhashay shan carruur ah. Dhammaantod-na way caafimad qaba...
09/08/2026

Cajiib.

Deeganka Tigreega gobalka Badhtamaha hooyo ayaa halmar dhashay shan carruur ah. Dhammaantod-na way caafimad qabaan. Afar ayaa wakhtigii dhamaystay. Midna isagoon dhamaysan ayuu dhashay.
Hooyadan mudo carrur raadinaysay. Waana markii koobad ee ay dhasho. Wixii ay baadi-gobaysay halmarba lagu arsaaqay.

Address

Columbus, OH

Telephone

+252907655482

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Featured

Share