The Ogaal Star

The Ogaal Star The Ogaal Star formally known The Somali Press is a Somali Community news paper based is Columbus Ohio.

The news paper covers stories and news from the Somali perspective. The Ogaal Star is a news and analysis center based in Columbus Ohio

Marka Akhriska Siyaasaddu Khaldamo “dhanka FGS” Madaxweyne maamul “Muuse Biixi” baa Addis Ababa ka daga oo MOU saxiixa!
09/26/2024

Marka Akhriska Siyaasaddu Khaldamo “dhanka FGS” Madaxweyne maamul “Muuse Biixi” baa Addis Ababa ka daga oo MOU saxiixa!

Ethiopia oo Heshiiska Egypt & Soomaaliya aad uga cabatay, balse kii h**e ee Turkey & Soomaaliya aan sidaas uga cabaadin....
08/28/2024

Ethiopia oo Heshiiska Egypt & Soomaaliya aad uga cabatay, balse kii h**e ee Turkey & Soomaaliya aan sidaas uga cabaadin. Waxaan qabaa kan dambe baa nuxur leh ee kii h**e huu-haa buu ahaa.

GANACSATADU CANSHUURTA HA BIXISOKol hadii dawladdu keenta nidaam VAT lagu bixiyo, waa waajib in ganacsatadu canshuurta b...
08/17/2024

GANACSATADU CANSHUURTA HA BIXISO
Kol hadii dawladdu keenta nidaam VAT lagu bixiyo, waa waajib in ganacsatadu canshuurta bixiso. Maahan iney boor isku qariyaan oo buuq abuuraan. Canshuur naceybka ganacsatadu dalkaan dan uma ahan.

Khudbadii Madaxweyne Saciid Deni ee 1da Agoosto, 26 Guuradii Aas-aaska Puntland. Waa Khudbad sare oo mar kale markhaati ...
08/02/2024

Khudbadii Madaxweyne Saciid Deni ee 1da Agoosto, 26 Guuradii Aas-aaska Puntland.

Waa Khudbad sare oo mar kale markhaati u ah halhayskii ahaa

KU DAYO PUNTLAND, KU DAYO PUNTLAND.

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noog...

Ku Ra’iisal Wasaare Hamse Abdi Barre Mudane Ra’iisal Wasaare Fadlan Gen. Bashir Mohamed Jaamac (Bashir Goobe) Wasaaradda...
07/29/2024

Ku Ra’iisal Wasaare Hamse Abdi Barre
Mudane Ra’iisal Wasaare

Fadlan Gen. Bashir Mohamed Jaamac (Bashir Goobe) Wasaaradda ha loo badalo.
Waxaan RW Xamse ka codsanayaa inuu aragtida bulshada dhageysto uuna tix-geliyo. In General ciidaan loo dhiibo Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka (Wasaaradda Haweenka), waa arrin shacabku saluugay.

Sidaas daraadeed, fadlan xeerkii h**e arrinta ku soo celi oo Gabdhaha wasiirada midood wasaarddan ku soo wareeji. Generalkana wasaarad kale u badal. General Bashir waa mudan yahay xilka wasiirnimo balse wasaaraddu ma mudna in General wasiir looga dhigo. Mahadsanid.

Xil. Fawzia Yusuf Haji Adam, Damac Qaran bay sidaa, waana doorkii Geeska Afrika hogaamin lahaa Midowga Afrika. Waa in Da...
05/23/2024

Xil. Fawzia Yusuf Haji Adam, Damac Qaran bay sidaa, waana doorkii Geeska Afrika hogaamin lahaa Midowga Afrika. Waa in Dawladda Federalka Soomaaliya taageero buuxda siiso muwaadinkeeda.

Runtii ceeb iyo liidasho weyn weeye in xil qof Soomaaliya geeyo lagu ergado wadan kale, lana hor-istaago muwaadinka. Arrintaani waa mid mudan taageero iyo baraarug shacab iyo dawladeed. Mana ahan mid la yareysan karo.

Address

Columbus, OH

Opening Hours

9am - 5pm

Telephone

+16143008322

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Ogaal Star posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to The Ogaal Star:

Share

Category