Shaaciye TV

Shaaciye TV A TV media production company that is geared towards the New-American community in Central Ohio.

A TV media production company geared towards the New-American community in Central Ohio. The company provides excellent and thorough analysis and coverage of many issues and topics that impact the American community. Shaaciye TV broadcasts news, entertainment, sports, political affairs, and much more from a unique perspective. Furthermore, it provides these services in an unbiased objective way that ensures the content is reliable and truthful.

Suldaan Mohamuud Suldaan Jaama ayaa booqasho  ku tagay Ohio Statehouse oo ah xarunta looga arimiyo gobolka Ohio, waxaana...
09/10/2026

Suldaan Mohamuud Suldaan Jaama ayaa booqasho ku tagay Ohio Statehouse oo ah xarunta looga arimiyo gobolka Ohio, waxaana goobta ku soo dhawaysay Xilibaanad Muniro Abdullahi oo ka mid ah xilibaanada gobolka Ohio.

Suldaanka oo ah madaxweynaha iyo aas aasaha hay'adda Suldan Foundation ayaa soo booqday qaar ka mid ah xafiisyadda xilibaanadda iyo goobaha taariikhiga ah ee aqalka wakiiladda gobolka Ohio.

09/01/2026

Xog xasaasu ah: Iskuuladda Charter-ka ee Ohio ardayda wax ma baraan, Xitaa maclamiin sax ah ma haystaan, grade ka iskuuladaas na A- ma soo gaaraan.

09/01/2026

Iskuuladda charters ka ee Ohio wax Laguma barto, drugs iyo crime ka ayaa ku badan kuwa public ayaa ka wanaagsan

Part 2 Sawiradda xafladii 28 sano guuradii Puntland ee Xalay PUDA ku qabatay Columbus, Ohio
08/30/2026

Part 2 Sawiradda xafladii 28 sano guuradii Puntland ee Xalay PUDA ku qabatay Columbus, Ohio

Part 1 Sawiradda xafladii 28 sano guuradii Puntland ee Xalay PUDA ku qabatay Columbus, Ohio
08/30/2026

Part 1 Sawiradda xafladii 28 sano guuradii Puntland ee Xalay PUDA ku qabatay Columbus, Ohio

08/30/2026

Ohio oo xalay si weyn loogu dabaaldegay 28 sano guuradii ka soo wareegatay aas aaskii Puntland

08/30/2026

Dr Abdiwahab Hashi " Saciid Deni iyo Puntland waa isku mid, Anagu soomaalilimo ma aanan diidin, Midnimo ma aanan diidin, isku tag ma aanan diidin. lkn waxaan diidnay See More.......

08/16/2026

Kulan tacsiyo ah oo Hibo Omar ugu samaysay marxuum Ahmed Cali Cigaal oo dhawaan ku geeriyooday gobolka Minesota.

“Hibo Omar oo Columbus ku Qabatay Kulan Tacsiyeed Loo Qabtay Marxuum Axmed Cali Cigaal”
08/16/2026

“Hibo Omar oo Columbus ku Qabatay Kulan Tacsiyeed Loo Qabtay Marxuum Axmed Cali Cigaal”

08/14/2026

Awdiinle oo lagu qabtay munaasabad lagu hambalyeynayo Guddoomiyaha cusub ee Degmada Baydhabo

Address

1925 E Dublin Granville Road
Columbus, OH
43229

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaaciye TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shaaciye TV:

Shortcuts

Featured

Share