SPTV Kusoo dhawaada Somali People TV Halkan waxa aad ugu soo hagaagi kartaan tabin hubal iyo warsan. Kala soo xiriir SPTV USA:-6145325326. SPTV Somalia:-25261629496

12/08/2025

Waxaa magaalada Columbus lagu qabtay kulan muhiim ah oo looga hadlayay mustaqbalka Soomaalida ku nool Mareykanka, kaas oo ay soo qabanqaabisay Ururka National Council on US–Somali Relations (NCUSR).

Kulankan oo ahaa mid furan oo bulshada loo qabtay, waxa marti ku ahaa Ergeyga h**e ee Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Abukar Arman.

Waxaa magaalada Columbus lagu qabtay kulan muhiim ah oo looga hadlayay mustaqbalka Soomaalida ku nool Mareykanka, kaas o...
12/08/2025

Waxaa magaalada Columbus lagu qabtay kulan muhiim ah oo looga hadlayay mustaqbalka Soomaalida ku nool Mareykanka, kaas oo ay soo qabanqaabisay Ururka National Council on US–Somali Relations (NCUSR).
Kulankan oo ahaa mid furan oo bulshada loo qabtay, waxa marti ku ahaa Ergeyga h**e ee Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Mudane Abukar Arman.

Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta iyo Farshaxanka Soomaalida.Somali International Book Fair and ArtWaxaa marti ku ah Ab...
12/05/2025

Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta iyo Farshaxanka Soomaalida.

Somali International Book Fair and Art

Waxaa marti ku ah Abdi Nor Iftin qoraa Soomaali-Ameerikaan ah, oo ku guuleystay abaalmarino tiro saddex jeer buuga *Call Me American*. Qaybtiisa
This American Life*, sidoo kale waxaa lagu daray liiska abaalmarinta Peabody. abdi Iftin Waxaa sheekadiisa lagu soo bandhigay NPR, CNN, iyo BBC. Abdi waa qoraa, aqoonyahan da,yar sidoo kale baraha bulshada ka dhiirigaliya dhalinta soo koreysa

12/03/2025

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus ayaa si weyn ugu dabaal-degday guusha taariikhiga ah ee Anisa Liiban, oo noqotay Madaxweyne Ku-Xigeenka Guddiga Waxbarashada ee Westerville School Board.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus ayaa si weyn ugu dabaal-degday guusha taariikhiga ah ee Anisa Liiban, oo noqotay Mad...
12/03/2025

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus ayaa si weyn ugu dabaal-degday guusha taariikhiga ah ee Anisa Liiban, oo noqotay Madaxweyne Ku-Xigeenka Guddiga Waxbarashada ee Westerville School Board.

11/25/2025

Waxaa magaalada Columbus ee gobolka Ohio si weyn loogu soo dhaweeyay Xildhibaan Abdikadir Mohamud Dhakhane (Jaylaani), oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuna matalo maamulka Jubbaland.

Bandhigan weyn oo lagu maamuusayo qoraalka, fanka iyo hal-abuurka Soomaalida Somali International Book Fair and Art waxa...
11/17/2025

Bandhigan weyn oo lagu maamuusayo qoraalka, fanka iyo hal-abuurka Soomaalida Somali International Book Fair and Art waxaa sanadkan ka qeyb galaya aqoonyahannada ugu caansan ee Soomaaliyeed.
Waxaa ka mid ah martida:

Dr. Abdiwali Mohamed Ali Gaas Ra’iisulwasaarihii h**e ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynihii h**e ee Puntland, ahna qoraaga buugga “A Challenging Transition in Somalia (A Story of Personal Courage and Conviction).”
Dr. Gaas ayaa ah keynote speaker habeenka bandhigga.

Prof. Cabdi Ismail Samatar: aqoonyahan, qoraa, xildhibaan, iyo falanqeeye caalami ah, kana tirsan Jaamacadda Minnesota. Waa mid kamid ah foolaadka aqoonyahannada Soomaaliyeed ee dunida laga aqoonsan yahay.

Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta iyo Farshaxanka Soomaalida waa munaasabad lagu xusayo aqoonta, dhaqanka, iyo hal-abuurka bulshada Soomaaliyeed ee dunida dacalladeeda ku nool.

11/06/2025

Guusha Anisa Liban iyo taarikhda ay ka dhigtay doorashooyinka Gobolka Ohio.

11/05/2025

Maxamed Cumar oo Noqday Soomaaligii Ugu Horreeyay ee Ku Guuleysta Kursi Golaha Deegaanka ee Ohio

11/05/2025

Anisa Liban ayaa taariikh cusub ka dhigtay gobolka Ohio, kadib markii ay noqotay Muslimaddii ugu horreysay ee loo doorto Guddiga Waxbarashada Degmada Westerville.

11/05/2025

Maxamed Cumar, oo ah musharax 25 jir ah, ayaa noqday Soomaaligii ugu horreeyay ee ka mid noqda xubnaha golaha deegaanka ee gobolka Ohio, gaar ahaan degmada Grove City.

11/01/2025

Fariinta Madaxweyne kuxigeenka Westerville School board Anisa Liban.

Address

3314 Morse Road
Columbus, OH
43231

Telephone

0617468080

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SPTV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share