Abusiddiq Salaf media

Abusiddiq Salaf media Abusiddiq salafmedia

11/10/2023

Jihaadka falastiin ku jirto waa noocee

10/16/2023

Khudbad qiiira leh oo kusaabsan qadiyada falasdiin๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ด... sheekha umadda Sheekh Maxamad Cabdi Umal 13. Oct. 2023

09/29/2023

โ€œAllah sends His Salรขt (Graces, Honours, Blessings, Mercy) on the Prophet and also His angels (ask Allah to bless and forgive him). O you who believe! Send your Salรขt on (ask Allah to bless him), and (you should) greet (salute) him with the Islamic way of greeting (salutation i.e. AsยฌSalรขmu 'Alaikum)โ€

[AL-AHZAAB 33:56].

ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุตูŽู„ู‘ู ุนูŽู„ูŽู‰ ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏูุŒ ูˆูŽุนูŽู„ูŽู‰ ุขู„ู ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏูุŒ ูƒูŽู…ูŽุง ุตูŽู„ู‘ูŽูŠู’ุชูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ุฅูุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู…ูŽ ูˆูŽุนูŽู„ูŽู‰ ุขู„ู ุฅูุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู…ูŽุŒ ุฅูู†ู‘ูŽูƒูŽ ุญูŽู…ููŠุฏูŒ ู…ูŽุฌููŠุฏูŒุŒ
ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุจูŽุงุฑููƒู’ ุนูŽู„ูŽู‰ ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏูุŒ ูˆูŽุนูŽู„ูŽู‰ ุขู„ู ู…ูุญูŽู…ู‘ูŽุฏูุŒ ูƒูŽู…ูŽุง ุจูŽุงุฑูŽูƒู’ุชูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ุฅูุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู…ูŽุŒ ูˆูŽุนูŽู„ูŽู‰ ุขู„ู ุฅูุจู’ุฑูŽุงู‡ููŠู…ูŽุŒ ุฅูู†ู‘ูŽูƒูŽ ุญูŽู…ููŠุฏูŒ ู…ูŽุฌููŠุฏูŒ

โ€œAllaahumma salli โ€˜ala Muhammad wa โ€˜ala Aali Muhammad k**a salayta โ€˜ala Ibrahim wa โ€˜ala aali Ibraaheem innaka hameedun majeed,

Allahumma baarik โ€˜ala Muhammad wa โ€˜ala Aali Muhammad k**a baarakta โ€˜ala Ibrahim wa รกla aali Ibraaheem innaka hameedun majeed.

O Allah! Send Your Mercy on Muhammad and on the family of Muhammad, as You sent Your Mercy on Abraham and on the family of Abraham, for You are the Most Praise-worthy, the Most Glorious.

O Allah! Send Your Blessings on Muhammad and the family of Muhammad, as You sent your Blessings on Abraham and on the family of Abraham, for You are the Most Praise-worthy, the Most Glorious.'

(SAHIH BUKHARI)

09/19/2023

Zinada ka foogow intaad ka foogan kartit.

07/28/2023



Qisooyinka sadaqada iyo faiidada ay qofka u leedahay marka uu wax bixiyo.

Maxaa Ka Mid Ah Faaโ€™iidooyinka Sadaqada?

Sadaqadu waxa ay yareysaa xumaanta
Waxa ay farxad gelisaa qalbiga
Waxa ay kaxeysaa hamiga
Waxa ayna badisaa rizqiga
Waxaa lagu daaweeyaa qofka xanuunsan
Waxa ay damisaa carada Alle
Waxa ay tirtirtaa dambiga
Waxa ay qofka u noqotaa har Alle
Waxa ay qofka ka xijaabtaa naarta

Hadaba faaโ€™iido inta ka badan miyaa jirto?

04/04/2023

Dadku Nabiga Scw Waxay Waydiin Jireen Khayrka Anna Sharka Ayaan Waydiin Jiray
Xadiiskii Xajiibka Ahaa Ee Xudayfa || sh umal xafidahulalh.

11/22/2022

Allaahu Akbar! Waxaan ka maqalnay daaciyaasha gudaha ah in 500+ qof ay dhawaan qaateen Islaamka. Waa kan taageere Mexican ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฝ ah oo qaatay

Kumanaan taageerayaal ah oo ka kala yimid agagaarka ๐ŸŒ ayaa halkaas jooga. Ha helaan fursad ay ku arkaan quruxda Islaamka & Alle ha soo hanuuniyo Adduunka2022

11/20/2022

ADIGOO ISLAAM NIMO SHEEGANAYO GAAL MAB DA,IISA INAAD KU RAACDAA WAA WAX AAN DHICI KARIN.

08/10/2022

Xadiith: Nยฐ1
Miisaanka Camalka Waa Niyada
Waxaa laga wariyey Amiirkii Muโ€™miniinta Cumar ibn al-Khaddaab Alla haka Raalli Noqdee inuu yiri:

โ€Waxaan maqlay Nebiga (scw) oo leh: Camalku waxaaa saldhig u ah niyadda, qof kastaana wuxuu helaa niyaddiisa, marka qofkii u hijrooday llaahay dartii iyo Rasuul kiisa wuxuu helayaa ajar llaahay. Qofkii u hijrooda inuu adduunyo helo ama gabar uu rabo guur keeda, isna waxaa lagu abaal marinayaa niyadiisa oo llaahay ka sugi maayo abaalgudโ€. [Bukhaari iyo Muslim]

Sharaxa: Xadiiska Kowaad
Niyadda waxaa looga jeedaa marka qofku shaqo qabanayo wuxuu ula jeedo ama u qasad leeyahay, marka niyaddu waa saldhigga camalka qofka muslimka ah, waana miisaanka camalka lagu qiyaaso, marka haddii niyaddu saafi tahay oo lilaahi loola jeedo, rasuulkii Allana howshaa lagu raad raacayo camalkii waa ansaxay haddiise wax kale lagu dheeho, ama aan rasuulkii lagu raad raaceyn, camalkii waa buray. Hijradu waxay ahayd in markii gaaladu haysatay Makka laga tagoo o lagu biro xarunta lslaamka ee Mediina, taana waxaa loola ieeday in qofku ka guuro meeshaa annu ku haysan inuu ugu dhaqmo Diinta Islaamka si xurriyad ah.

FAAโ€™IDADA XADIISKA:

Wuxuu noo faaโ€™ ideynaya xaadiiskani arrimaha soo socda:

Inaan camalku ansaxeyn niyad suubban laโ€™aan.
In qofka laga abaalmariyo camalka uu niyad wanaag u falo, shareecadana waafaqsanโ€™
Camalka Alle (sw) aqbalayo inuu yahay kan isaga dartii loo falay hagar laโ€™aan, shareecadana waafaqsan.

Qofkii camalkii uu falay ee shareecada waafaqsana ku dara istus-tus ama uga gogol leh camalka adduunku hel, ama halagu a mmaano ee magac iyo maaldoon ah waxaa buraya ajarkiisa oo Illaahay waxba ka sugi maayo.

Ku dheh: haddii aan Rabbigay caasiyo waxaan ka baqayaa maalin weyn oo weyn cadaabkeeda.(15)
07/24/2022

Ku dheh: haddii aan Rabbigay caasiyo waxaan ka baqayaa maalin weyn oo weyn cadaabkeeda.(15)

07/03/2022

ุฃูุถู„ ุฃูŠุงู… ุงู„ุฏู†ูŠุง
Maalmaha Aduunyada
Ugu Faliga badan.

06/26/2022

Allaha naga raali noqdee, kuwa xaqa ku sugan. Ha naga dhigo kuwa toosan oo la dhawro oo hanuunsan. Allow adduunyo kheyr nagu sii, aakhirana nagu ilaali.

May Allah be pleased with us keep us steadfast. May he make us among the righteous who are protected and guided. O Allah, give us good in this world and protect us in the afterlife.

Address

Copenhagen, NY
2000

Telephone

+4553638259

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abusiddiq Salaf media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abusiddiq Salaf media:

Share