05/22/2026
Qorshaha yuhuudu ka leedahay woqooyi galbeed Soomaaliya wuu cad yahay laakiin gooni u goostada waxay dadkooda ka gadayaan been iyo niyad dhis aan jirin.
LALA LAND waxay dhex fadhiyaan dhiiqo siyaasadeed oo furi doonta furin dagaal geeska Africa iyo baabal mandab ka oo xirma mustaqbalka dhoow..
La soco falanqayntayda (Analysis) arrinkaan wixii ka soo kordha..