06/08/2026
Waxaa maantay soo gaaray Magaaada Garoowe gaar ahaan Xarunta Carafaad Arafat Medical Center -Inji Dr.Mohamed Aw Xaashi oo ah Dhakhtar ku takhasusay cudurrada Maqaarka, Timaha, Cidiyaha iyo Infekshannada lagu kala qaado galmada.
Dhakhtarka ayaa si rasmi ah maalinta berri ah uga shaqa bilaabi doona Carafaad Medical Center-Inji muddo kooban ayuuna joogi doona.
Medical Center ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ญ๐๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐๐ง๐ฃ๐ข ๐๐๐ซ๐จ๐ฐ๐, Wixii Faah faahin Dheeraad ah - ๐ฐ๐๐-๐๐๐ฅ๐ฅ: ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ - ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐