Rashka Shaaciye

Rashka Shaaciye Sharing my Life experience & other people experience through Storytelling,Education and News 📰

07/16/2026

restaurant owner kick out white dude 🫡🤣..

Breaking News # #📰 Waa la joojiyay lottery-gii Mareykanka:👇 Maamulka Trump sanadkii 2025 wuxuu joojiyay ku-meel-gaar aha...
12/20/2025

Breaking News # #
📰 Waa la joojiyay lottery-gii Mareykanka:

👇 Maamulka Trump sanadkii 2025 wuxuu joojiyay ku-meel-gaar ahaan barnaamijka bakhtiyaanasiibka kaarka cagaaran (DV Lottery). Barnaamijkan wuxuu sanad walba siin jiray ilaa 50,000 qof fursad ay ku helaan kaar cagaaran, gaar ahaan dadka ka imanaya dalal aan dad badan ka iman Maraykanka.

Xoghayaha Amniga Gudaha, Kristi Noem, ayaa sheegtay in go’aanka uu ka yimid Madaxweyne Trump. Joojinta waxaa sababay dhacdo toogasho ah oo dhawaan dhacday, taas oo ninkii eedeysanaha ahaa uu Maraykanka ku yimid barnaamijkan DV. Dowladda ayaa hadda dib u eegaysa ammaanka iyo mustaqbalka barnaamij

12/05/2025

vs Somalis

Ma raadinaysa fursad shaqo?Rashka Shaaciye Media waxey Shaqaaleynaysa Wariye!Shuruudaha:👇waa ino degganaada Dhadhaab, If...
10/05/2024

Ma raadinaysa fursad shaqo?
Rashka Shaaciye Media waxey Shaqaaleynaysa Wariye!
Shuruudaha:👇
waa ino degganaada Dhadhaab, Ifo, Dhagaxley, ama Xagardheere, oo u haysto ​​qalabka wax lagu 📷🤳📽️🎥duubo, oo ay jecel yihiin saxaafadda, oo ay muujiyaan khibradda habaynta 🎞️muuqaalka.🎥🤳
Fadlan kuso dir resume 👇[email protected]

Address

1305 Washing Street
Downtown Omaha, NE

Opening Hours

Saturday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm

Telephone

+13857221374

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rashka Shaaciye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category