01/07/2026
XAALAD DEG DEG AH.
Wiilkan waxaa lagu magacaaba Ilyaas Qalinle Cusmaan. Wuxuu ku nool yahay Magaalada Diridhaba. Waa Aabe dhawr bilood xannun soo ritay oo haysta shan caruur ah. Hooyadii iyo Aabihii sannadkan ayay dhinteen. Aabihii 2 bilood unbuu aasan yahay. Waliba dhaxan ku xumaatay iyo darrayo ayuu u dhintay sidduu wiilku iisheegayðŸ˜
Xannunkii h**e wuu iskala tacaalayay, laakin laba cisho kahor ayaa waxaa bararay Xiniin-yaha. Wuxuu le'kaaday laba sacab ka badan. Xiniintuna waa sida wadnaha oo qofka hadaan gurmad degdega helin waxay ku dhimataa wakhti yar. Inta hawshan qabsatay ee kamidka ahay unbaa darreemi karta, waa sida qof nabar ku taagan yahay oo aan sinaba u dhaq-dhaaqaaqi karin.
Ilaays, wax dhaqaalle ah ma haysto. Ehelna uma joogan. Islaantisa ayaa baradho yar meel ku gada, mana awoodo baahidii xaafada in ay daboosho.
Qofka xaalka noocasa ku suggan dhalinyarada Diridhaba sabab ay ugu gurman waayen garran mahayo. Hada, aynu u kacno bal in loo badbaadiyo xiniinyaha.
Lambarkiisa: 0950422254
Magaca ebir: Ilyaas Qalinle.
Fadlan faafiya sawirka si cusbitaal degdega loolla cararo.
Voss Tv