
10/10/2025
Barnaamijka LIVE Ee Somali Directv waxaa Marti inoogu ah Siyaasi Halgamaa C/Laahi Cisman Xaaji Cali oo ku magac dheer Danguudle . Waxaan ka waraysan doonaa Arimaha Amni,Siyaasad iyo Dhaqaale Ee Dagaanka SSC-Khaatumo ama Waqooyi Barri. Barnaamijka LiVe ka wuxuu soo galayaa xiliga Saacadda Barigga Afrika ay tahay 7:00am.
Maraykanka waa 11pm Fiidka.
Dadka waxay Marka naga soo wici karaa dhanka whatska.