Garaadsan Media

Garaadsan Media Garaadsan Media is a media source that provides reliable news, social awareness programs.

12/23/2025

Jaariyad Isaaq
Wiil Boqorgooyoda Cismaan Maxamuud ah oo reerkiisa la yaaban

12/20/2025

3-dan maamul kee gaajoonaya maanta Iyo AKA

12/20/2025

Odaygan card kiisii waa horuu gubtay waxba oohinta maanta sheegi mayso
Xiligan baahay markii 18% budgetka punand lagula dagaalamayay reer WB hada dowlad gaamurtay baa deegaanka joogta

12/18/2025

Fogaatay Somalidii Maraykanka xaalkeesa Allah ha sahlo

12/18/2025

Atkaatay

Miisaanka culus: Sool iyo Sanaag haday kala metelayaan Wasiir Jamaal iyo wasiir Cabdullahi tiirar adag baa u madan waqoo...
12/14/2025

Miisaanka culus: Sool iyo Sanaag haday kala metelayaan Wasiir Jamaal iyo wasiir Cabdullahi tiirar adag baa u madan waqooyi bari
Caruurta ku hoos jirta maamulka ay kor kasoo dhiseen ragan culus ee meelahaas hadalada maalaayacniga ah kusoo qoraya waxaan leeyahay afkiina mahadcelinta bara

Puntland tii doraad badhan ciidamaKu taba baraysay meeday 😂😂😂Dad Ka dhulkaa degani se ma Cali bays taynBay noqdeen waxan...
12/14/2025

Puntland tii doraad badhan ciidama
Ku taba baraysay meeday 😂😂😂
Dad Ka dhulkaa degani se ma Cali bays tayn
Bay noqdeen waxani waa yaabe

Sawirada falcelinta ah ee Somalida America
12/13/2025

Sawirada falcelinta ah ee Somalida America

12/11/2025

Aduunka dhan u share gareeya gaadhsiiya Trump iyo xuluufqdiisa

Alle how naxariisto caaqil cumar abdulahiWuxuu u dhintay  laas qoray Uma baahnaSaldhig emerat ee waxay u baahantayDeked ...
12/08/2025

Alle how naxariisto caaqil cumar abdulahi
Wuxuu u dhintay laas qoray Uma baahna
Saldhig emerat ee waxay u baahantay
Deked iyo diiditaan Kii macdanta waxay nu
Daawan nayno ceeb bay inagu tahay
Waxa soo socdana Waxay nu sugi karo
Maaha qarnigan ceeb Intaa ka badan ma
Qaadan karo qof nool hadii uusan inaga hadhayn
By Faysal

12/07/2025

Walaahay kan waa qosol iyo xaqiiq wada socota

12/07/2025

maalmuhu isu ekaa Waxaan xasuustaa maalintii jamhada GGWG ay bank ka Laascaanood usoo direen ina Canbaashe inuu lacagta kala boxo maantana bank kii Borama waaba tuugo wuxu

Address

Downtown St. Paul, MN
55104

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garaadsan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garaadsan Media:

Share