May Fakaraan

May Fakaraan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from May Fakaraan, Podcast, 4110 rahn Rd, Eagan, MN.

Waa madal hogaamineed oo doodaha muhiimka ah qabanaysa, isla markaana dhiirigelisa isbeddel bulsho oo toggan, iyadoo la adeegsanayo codad kala duwan, Sidoo kale fursad la siinayo bulshada haldoorka ah iyo hiboolayaasha.

08/23/2026

Bulshadu haddii waxbarashadu ka xumaato waa burburtaa!

๐ŸŽ™๏ธ ๐— ๐—ฎ๐˜„๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ: Puntland 28 sano ka dib: Maxaa qabsoomay, maxaase dhiman?, Dr. Abdiqani Ahmed Farah

๐ŸŽฅ Xalqadda oo dhammaystiran ka daawo YouTube-ka. ๐Ÿ‘‡https://www.youtube.com/watch?v=IZgtsDsmvHQ

08/23/2026

Waxbarashada asaasiga Puntland waa in laga dhiga lacag la'aan!

๐ŸŽ™๏ธ ๐— ๐—ฎ๐˜„๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ: Puntland 28 sano ka dib: Maxaa qabsoomay, maxaase dhiman?, Dr. Abdiqani Ahmed Farah

๐ŸŽฅ Xalqadda oo dhammaystiran ka daawo YouTube-ka. ๐Ÿ‘‡https://www.youtube.com/watch?v=IZgtsDsmvHQ

08/22/2026

Wax walbe oo nolol ah waxay salka ku hayaan Koronto jaban.

๐ŸŽ™๏ธ ๐— ๐—ฎ๐˜„๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ: Puntland 28 sano ka dib: Maxaa qabsoomay, maxaase dhiman?, Dr. Abdiqani Ahmed Farah

๐ŸŽฅ Xalqadda oo dhammaystiran ka daawo YouTube-ka. ๐Ÿ‘‡https://www.youtube.com/watch?v=IZgtsDsmvHQ

08/22/2026

Haddaan Puntland la helin Koronto raqiisa, dadku waa guurayaan

๐ŸŽ™๏ธ ๐— ๐—ฎ๐˜„๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ: Puntland 28 sano ka dib: Maxaa qabsoomay, maxaase dhiman?, Dr. Abdiqani Ahmed Farah

๐ŸŽฅ Xalqadda oo dhammaystiran ka daawo YouTube-ka. ๐Ÿ‘‡https://www.youtube.com/watch?v=IZgtsDsmvHQ

08/22/2026

Amniga, Puntland caqabad ma ku tahay in 28 sano ciidanka ay weli qabaa'il yihiin?

๐ŸŽ™๏ธ ๐— ๐—ฎ๐˜„๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ: Puntland 28 sano ka dib: Maxaa qabsoomay, maxaase dhiman?, Dr. Abdiqani Ahmed Farah

๐ŸŽฅ Xalqadda oo dhammaystiran ka daawo YouTube-ka. ๐Ÿ‘‡https://www.youtube.com/watch?v=IZgtsDsmvHQ

08/22/2026

Caqabadahaa ugu waaweyn ee haysta dowlad-dhiska Puntland maxay yihiin ?

๐ŸŽ™๏ธ ๐— ๐—ฎ๐˜„๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ: Puntland 28 sano ka dib: Maxaa qabsoomay, maxaase dhiman?, Dr. Abdiqani Ahmed Farah

๐ŸŽฅ Xalqadda oo dhammaystiran ka daawo YouTube-ka. ๐Ÿ‘‡https://www.youtube.com/watch?v=IZgtsDsmvHQ

08/21/2026

Doorashooyinka Qof iyo Cod ee Puntland iyo adeeg bixinta dowaldda maxa ka dhaxeeya, sideena ayay isku saameeyaan?

๐ŸŽ™๏ธ ๐— ๐—ฎ๐˜„๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ: Puntland 28 sano ka dib: Maxaa qabsoomay, maxaase dhiman?, Dr. Abdiqani Ahmed Farah

๐ŸŽฅ Xalqadda oo dhammaystiran ka daawo YouTube-ka. ๐Ÿ‘‡https://www.youtube.com/watch?v=IZgtsDsmvHQ

08/21/2026

Maxay yihiin guulaha ugu waaweyn ee Puntland u qabsoomay 28 sano ay jirtay?

๐ŸŽ™๏ธ ๐— ๐—ฎ๐˜„๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ: Puntland 28 sano ka dib: Maxaa qabsoomay, maxaase dhiman?, Dr. Abdiqani Ahmed Farah

๐ŸŽฅ Xalqadda oo dhammaystiran ka daawo YouTube-ka. ๐Ÿ‘‡https://www.youtube.com/watch?v=IZgtsDsmvHQ

08/21/2026

Himimooyinkii dadka reer puntland ay qabeen Asaasaaskii Puntland maxay ahayeen? waxaad ka mid ahayd qurbajoogtii markaas sidee ayaa wax idiin ku muuqdeen? Himilooyinkaas maxaa la gaaray?

๐ŸŽ™๏ธ ๐— ๐—ฎ๐˜„๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ: Puntland 28 sano ka dib: Maxaa qabsoomay, maxaase dhiman?, Dr. Abdiqani Ahmed Farah

๐ŸŽฅ Xalqadda oo dhammaystiran ka daawo YouTube-ka. ๐Ÿ‘‡https://www.youtube.com/watch?v=IZgtsDsmvHQ

08/21/2026

Qiimeyntaada maxay tahay Puntland 28 sano kadib?

๐ŸŽ™๏ธ ๐— ๐—ฎ๐˜„๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ: Puntland 28 sano ka dib: Maxaa qabsoomay, maxaase dhiman?, Dr. Abdiqani Ahmed Farah

๐ŸŽฅ Xalqadda oo dhammaystiran ka daawo YouTube-ka. ๐Ÿ‘‡https://www.youtube.com/watch?v=IZgtsDsmvHQ

Address

4110 Rahn Rd
Eagan, MN
55122

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when May Fakaraan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to May Fakaraan:

Shortcuts

Share

Category