Bahdatv

Bahdatv WELCOME TO THE CHANNEL OF BAHDATV.

Breaking News:Israel oo sheegtay inu maamulka Soomaaliland u raabo inu lagalo iskaashi dhinacyo badan taabanyo.Israel wa...
02/04/2026

Breaking News:
Israel oo sheegtay inu maamulka Soomaaliland u raabo inu lagalo iskaashi dhinacyo badan taabanyo.
Israel waxay sheegtay in Somaliland maamul goboleed ay tahay oo ay gooni goosad tahay 🀭🀌 . Waxay ku tilmaameen in maamulka isagu iskii gooni goosad yahay.
waxaan leenahay maamulka Soomaaliland noo ilaali macdantiisa.
lexjeclo Soomalinimo aya naga haysa.

Breaking News:Maamulka Soomaaliland aya maalmahan ku hawlana soo bandhig faneed nabadeed ooy ku dooneyso in Salaadiinta ...
01/29/2026

Breaking News:
Maamulka Soomaaliland aya maalmahan ku hawlana soo bandhig faneed nabadeed ooy ku dooneyso in Salaadiinta gobolka Boorama ay lacag ku ibsato dhiiga carruurta lagu laayay been abuur caqligooga lagu shubay. waxaan uga digayna inay ka waantoobaan ficilada xun ee ka Dhanka ah dhaqanka.

Breaking News :Maamulka Soomaaliland aya maalmahan ku hawlana dhibaatada ka Dhanka ah Shacabka Soomaaliyeed ee Guban. Wa...
01/29/2026

Breaking News :
Maamulka Soomaaliland aya maalmahan ku hawlana dhibaatada ka Dhanka ah Shacabka Soomaaliyeed ee Guban. Waxaan leenahay maamulka Soomaaliland ka waantooba ficilada xun ee ka Dhanka ah dhaqanka. Inay cadayso wuxu yahay 🀭 .

Breaking News:Waxaaan ilo xog ogaal ah ka helaynaa ay no sheegaayaan in maleeshiyada Somaliland ay isu so bahaysteen dag...
01/29/2026

Breaking News:
Waxaaan ilo xog ogaal ah ka helaynaa ay no sheegaayaan in maleeshiyada Somaliland ay isu so bahaysteen dagaal sokeeye Gobolka Salel. Waxa dagaal lagusoo qaadi doona xoola dhaqato beeraley Ganacsato Kallumeysatto. Difaaca hala adkeeyo. Hala soo duubo si ay cimro qaadasho ugu noqoto raagaas.

Breaking News:Dagaalo xoogan aya kasocda fagaaraha gobolka Somaliland ee Awdal. Waxaan helaynaa in Baki laga sheegayo ab...
01/27/2026

Breaking News:
Dagaalo xoogan aya kasocda fagaaraha gobolka Somaliland ee Awdal. Waxaan helaynaa in Baki laga sheegayo abaabul ciidan. Dhanka kale Heemaal lagaso runqansaday ila iyo fiqi Adam.

Breaking News:Waxa naso gaadhaya in raagaas qaarkood ay Boorama kasoo booteynaya raga kale dhumalaysi ayay halka dambe j...
01/27/2026

Breaking News:
Waxa naso gaadhaya in raagaas qaarkood ay Boorama kasoo booteynaya raga kale dhumalaysi ayay halka dambe jabhad isu sheega kaso abaabulayaan iyaga carruurta dabka ku guraaya.

Breaking News:Buurmadow cusmaan aya lakulmay nin Ingiriiska politian ah. Waxa xusid mudan in maamulka Soomaaliland uu ta...
01/24/2026

Breaking News:
Buurmadow cusmaan aya lakulmay nin Ingiriiska politian ah. Waxa xusid mudan in maamulka Soomaaliland uu taageero qabyaaladaysan ka heelo ragaan cimaamada isu daba khabaynaaya.

Breaking News:Maamulka Soomaaliland aya been abuur dhigay baraha bulshada ooy ku leeyihiin Maraykanka ayaa maalgashi ku ...
01/24/2026

Breaking News:
Maamulka Soomaaliland aya been abuur dhigay baraha bulshada ooy ku leeyihiin Maraykanka ayaa maalgashi ku samaynayaa . Waxaa beeniyey Danjiraha maraykanka u fadhiya Soomaaliya πŸ‡ΈπŸ‡΄ Muqdisho.

Breaking News:Waxaaan helaynaa sakaa inu dagaal Culus ka socda tuulada   Xayd ee gobolka  . Dagaalkaan waxa soo qaaday m...
01/24/2026

Breaking News:
Waxaaan helaynaa sakaa inu dagaal Culus ka socda tuulada Xayd ee gobolka . Dagaalkaan waxa soo qaaday maleeshiyada dadka jooga tuulada gacan bira ayay kala hor tageen. Dhimashada iyo dhawaca ila hada lama tirokoobin laakiin waxaa jira tiro badan oo dhaawaca dhanka maleeshiyada .

Breaking News:Maamulka Soomaaliland aya maalmahan ku hawlana soo bandhig dhanka baraha bulshada. Waxa xusid mudan in maa...
01/24/2026

Breaking News:
Maamulka Soomaaliland aya maalmahan ku hawlana soo bandhig dhanka baraha bulshada. Waxa xusid mudan in maamulka Soomaaliland ay maamulka Israel ku casuum tay gooloyin ay ayagu sameeyeen shiirki Davos. Ceeb ka wayn ma jirto adiga oo maamul dunidu xayiraad ku bixisay inu ka ruwaayadaysto. jar ayu ka tuuraya.

Breaking News:Gabadh yar oo intii dambe nolosheeda ku hawlanayd kicin shacab iyo dhiig daadin aya goor dhaw sidaan helay...
01/22/2026

Breaking News:
Gabadh yar oo intii dambe nolosheeda ku hawlanayd kicin shacab iyo dhiig daadin aya goor dhaw sidaan helayno lagu maxkamadayn doona dalka Germany ooy daganayd.

Breaking News:Xildhibaano kaso jeeda gobolka Salel aya maanta ku dhawaaqay maamul goboleed jadiid ah oo loo yaqaano Guba...
01/22/2026

Breaking News:
Xildhibaano kaso jeeda gobolka Salel aya maanta ku dhawaaqay maamul goboleed jadiid ah oo loo yaqaano Guban State of Somalia. Maamulkan jadidka ah waxu ka kooban yahay Saylac iyo Lughaya.
Waxa dhawaan la filayaa in dhammaan magaalooyinka hoos imaada laga saari doono ciidamada maamulka Soomaaliland ee xasuuqa u gaystay dadka ku nool dulkaas.

Address

England, AR

Telephone

+221775506431

Website

https://youtube.com/@bahdatv

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bahdatv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bahdatv:

Share