06/20/2015
-( DUCOOYINKA MARKA SALAADAHA LA DHAMAYSTO LA AKHRIYO )-
---------------------------------
أَسْـتَغْفِرُ الله . (ثَلاثاً) اللّهُـمَّ أَنْـتَ السَّلامُ ، وَمِـنْكَ السَّلام ، تَبارَكْتَ يا ذا الجَـلالِ وَالإِكْـرام
66 - (( astaqfirullaaha) saddex jeer.. kadibna dheh:allaahumma antassalaamu wa minka assalaamu tabaarakta yaa dal jalaali walikraam}.
“ilaahay ayaan dambi dhaaf weydiisanayaa (saddex jeer) allow adigaa nabad ah, xaggaagana nabadda ayaa ka sugnaatay,waadna baraka badnaatay (xumaan ayaad ka hufnaatay), allihii weynaanta iyo maamuuska u saaxiibka ahaayow”.
لا إلهَ إلاّ اللّهُ وحدَهُ لا شريكَ لهُ، لهُ المُـلْكُ ولهُ الحَمْد، وهوَ على كلّ شَيءٍ قَدير، اللّهُـمَّ لا مانِعَ لِما أَعْطَـيْت، وَلا مُعْطِـيَ لِما مَنَـعْت، وَلا يَنْفَـعُ ذا الجَـدِّ مِنْـكَ الجَـد
67 – { laa ilaaha illalaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul xam- du, wa huwa calaa kulli shay-in qadiir, allaahumma laa maanica limaa acdayta, wa mucdiya limaa manacta, walaa yan- facu dal jaddu minkal-jaddu )).
< ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay kaligii mooyee, cid wax la wadaagtana malaha, waxaana u sugnaatay boqortinimada iyo mahadda, isaguna wax walba wuu awoodaa, allow lama diidi karo wixii aad bixisso, lamana bixin karo wixii aad diido, mana anfacayso ka deeqda lihi deeqdiisu agtaada” >.
لا إلهَ إلاّ اللّه, وحدَهُ لا شريكَ لهُ، لهُ الملكُ ولهُ الحَمد، وهوَ على كلّ شيءٍ قدير، لا حَـوْلَ وَلا قـوَّةَ إِلاّ بِاللهِ، لا إلهَ إلاّ اللّـه، وَلا نَعْـبُـدُ إِلاّ إيّـاه, لَهُ النِّعْـمَةُ وَلَهُ الفَضْل وَلَهُ الثَّـناءُ الحَـسَن، لا إلهَ إلاّ اللّهُ مخْلِصـينَ لَـهُ الدِّينَ وَلَوْ كَـرِهَ الكـافِرون
68- (( laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku walahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir. Laa xawla walaa quwwata illaa billaahi,laa ilaaha illallaahu, walaa nacbudu illaa iyyaahu, lahunnicmatu wa lahul-fadlu wa lahuthsanaaul xasan, laa ilaaha illallaahu mukhlisiina lahuddiina wa law karihal- kaafiruuna)).
((ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay kaligii mooyee, cid wax la wadaagtana malaha, wuxuu leeyahay boqortinimada iyo mahadda, wax walbana wuu karaa, majiraan xeelad iyo awood ta laga
helo ilaahay mooyee,ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, mana caabudayno isaga moyee, waxaana usugan nimcada, fadliga (dheeraadka) iyo amaanta fiican, ilaah xaq lagu caabudo majiro ilaahay mooyee,anagoo u u badhax tirayna ilaahay diinta, haba diideen gaُaladuba>>.
سُـبْحانَ اللهِ، والحَمْـدُ لله ، واللهُ أكْـبَر . (ثلاثاً وثلاثين) لا إلهَ إلاّ اللّهُ وَحْـدَهُ لا شريكَ لهُ، لهُ الملكُ ولهُ الحَمْد، وهُوَ على كُلّ شَيءٍ قَـدير
69. {subxaanallaah wal-xamdu lillaah wallaahu akbar} soddon iyo saddex jeer, laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku walahul xamdu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir}.
ilaahaybaa xumaan ka huffan, mahad- duna ilaahay ayey u sugnaatay, ilaahay- baana weyn, ( 33 jeer) ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay kaligii mooyee, cid wax la wadaagtana malaha, Wuxuu leeyahay boqortinimada iyo mahadda, wax walbana wuu karaa>> .
) قُـلْ هُـوَ اللهُ أَحَـدٌ …..( [ الإِخْـلاصْ ] ) قُـلْ أَعـوذُ بِرَبِّ الفَلَـقِ…..( [ الفَلَـقْ ] ) قُـلْ أَعـوذُ بِرَبِّ النّـاسِ…..([ الـنّاس ]
70- {Sidoo kale waxaad akhrisaa salaad walba kadib suuradahan:(qul-huwwal- laahu) (qul acuudu birabbil falaq) (qul acuudu birabbinnaas) iyo waliba Aayatu kursigaْ oo soo socota.
اللهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ
akhri aayatu kursi ga shanta salaadood kadib:
الٕالـهٕاالاهللوَ ْح َد ُهال َشري َكلَ ُه،لَ ُه
املُلُْك،وَلَُهاحلَْمُديُْحييوَُييُتوَُهَوَعلىُكِّل َشْئٍيَقدير((.َعْشرََمرَّاٍتبَْعَدَصالةاملَْغرِِب والُّصْبِح.
72- { laa ilaaha illallaahu waxdahu laa shariika lahu, lahul mulku walahul xamdu yuxyii wa yumiitu wa huwa calaa kulli shay-in qadiir}.
< ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, kaligii, uma sugna wadaage, wuxuu leeyahay boqornimo, wuxuuna leeyahay mahad, isagaa wax nooleeya waxna dila,isaguna wax walba wuu karaa>.
اللّهُـمَّ إِنِّـي أَسْأَلُـكَ عِلْمـاً نافِعـاً وَرِزْقـاً طَيِّـباً ، وَعَمَـلاً مُتَقَـبَّلاً
73- {allaahumma innii as-aluka cilman naafican,wa risqan dayyiban, wa cama- lan mutaqabbalan}.
< allow waxaan ku waydiisanayaa cilmi wax-tar leh, iyo irsaaqad xalaal ah, iyo camal suuban oo la aqbalo > .