Daaci TV

Daaci TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daaci TV, TV Channel, Fishers, IN.

DAACI TV – Baraarujiyaha Bulshada
Arrimaha Diinta • Arrimaha Bulshada • Arrimaha Ganacsiga • Duubista Xafladaha

TikTok & YouTube: Daaci TV
Xafiisyada: Hargeysa • Muqdisho • Jigjiga
📞 La xiriir Maamulka: +252 634062748

09/08/2026

Halkuu Marayaa Dib u dhiska Masaajid ka Al Taqwa?

09/07/2026

🔴Toos: Darsigii 170aad ee – Suuradda Al-axsaab Aayadda 31aad ilaa Aayadda 50aad| Masjid Xaaji Yuusuf | Daaci TV

Dhacdo ka dhacday Xaafadda Masalaha  HargeysaMasaajid ku yaalla xaafadda Masalaha Galbeed ee magaalada Hargeysa ayaa xal...
09/07/2026

Dhacdo ka dhacday Xaafadda Masalaha Hargeysa

Masaajid ku yaalla xaafadda Masalaha Galbeed ee magaalada Hargeysa ayaa xalay waxaa ka dhacday dhacdo dhex martay laba nin oo aan deegaanka u dhalan, kuwaas oo Hargeysa u jooga waxbarasho diimeed. Midkood ayaa kan kale mindi kaga dhuftay lugta, waxaana la sheegay in dhaawacu yahay mid fudud.

Wararka baraha bulshada qaarkood lagu faafiyay ee sheegayay in imaamkii masaajidka la dhaawacay waa been, waxna k**a jiraan, sida uu maamulka masaajidku noo sheegay. Maamulka ayaa xaqiijiyay in imaamka iyo mu’addinku ay nabad qabaan.

F.G.: Dhacdadan waxaan bulshada ula wadaagnay oo keliya si loo saxo wararkii khaldan ee la faafiyay, maadaama dhacdooyinka yaryar ee noocan ah aanan caadiyan soo gudbin anagu.

09/06/2026

“Salafiyiinta muu odhan, Jadiidiyiinta ayuu yidhi: ‘Qof walba wuxuu isu yaqaan ha loogu yeedho.’” — Sh. Axmed iid

09/06/2026

Ku Naso Qur’aanka kariimka | Qaariyad Xafsa Cabdi Salaam

09/06/2026

Ku Naso Quraanka Kariimka ah| Qaari Maxamed Xariir

09/06/2026

🔴Toos: Darsigii 169aad ee – Suuradda Al-axsaab Aayadda 1aad ilaa Aayadda 30aad| Masjid Xaaji Yuusuf | Daaci TV

09/05/2026

Riyada Fasirkeedu Waa: “Ninkaas inuu Xaas Labaad Guursado Rabaa, Ha Dadaalo” — Sh. Cabdi Xakiin Cali Suufi.

Riyada: “Anoo Khuruuj Baxsan ayaan ku riyooday anigoo galay Masaajidka Barakaysan ee Qudus. Markii aan sidaa u galay, hurdada ayaan ka toosay.”

09/05/2026

Maxaa Keenay Xanuunada badan ee Bulshadeena Maanta dhibaatada ku haya?

09/05/2026

“Meesha la yidhaahdo Shareecada ayaa lagu xukumayaa, waad aragtay sida loo weerarayo. Shaamabad baa lagu dhufanayaa, ‘waa A.rgagixiso’ baa la odhanayaa.” — Dr. Maxamed Sh. Cabdiraxmaan Kaariye

4 Arrimood oo ay Gaaladu ka Ilaaliyaan Muslimiinta Caalamka ku Nool

Muuqalka dhamaystiran halkan ka daawo
https://youtube.com/watch?v=5bi7QtNJgnA&si=0yMLZ3g6aWOtSVPu

Address

Fishers, IN
46038

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daaci TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category