Hon Abdi Hoosh

Hon Abdi Hoosh Hor-usocod iyo Hogaamin

05/21/2025

Deeganka Qoryo-caddo oo doogu soo
Baxay ❤️

Adeeg bixiyaasha korontada ee Dagmada  Caabud-waaq waxay wajahaan dhaliilo isa soo taraya oo kaga imaanaya bulshada. Dha...
05/21/2025

Adeeg bixiyaasha korontada ee Dagmada Caabud-waaq waxay wajahaan dhaliilo isa soo taraya oo kaga imaanaya bulshada. Dhaliilahaas waxaa kamid ah:

Qiime sare oo aan la jaanqaadi karin Nolosha bulshada!

Qiimaha korontada ayaa sare u kacay iyadoo tayada adeeggu aysan la socon, taas oo culays ku noqotay dadka danyarta ah!

Maamul xumo iyo adeeg la’aan degdeg ah
Marka ay dhacaan cilado koronto, jawaabta ama gurmadka shirkaddu waa mid gaabis ah, mararka qaarna lama helayo!

Koronto aan tayo lahayn
Waxaa jirta koronto aan si siman u shaqeyn Ama is-bedbeddel ku yimaada tamarta, Taas oo sababi karta in qalabka korontada Gubto!!

FG: Caabud-waaq waxaad moodaa meel
Aysan koran-taba ku ool iyadoo luuq-kaste
Mugdi yahay

Xarig saacado qaatay ka dib wariyaha Cimaamad baan ka saaray 😂😂😂😂
05/20/2025

Xarig saacado qaatay ka dib wariyaha
Cimaamad baan ka saaray 😂😂😂😂

05/20/2025

Wariyahayga ugu danbayn shax baan
Wadda dheelnay dagaal dheer ka dib
😂😂

Ibrahim CuliMo

05/18/2025

Quruxda deeganka iyo dhalinyaroo ku
Dalxiisaysa waa jawi cajiiba!

05/17/2025

Geellii udub iyo labbada dhaadimood
Lahaa ee reer abtigey baan sii caraabiyay❤️

Share iyo like

Shalay waxay noo ahayd maalin qurux Badan inagoo safar dalxiis ku gaarnayCaasimada ramallo ee dowlad-deeganka!!Safarka w...
05/17/2025

Shalay waxay noo ahayd maalin qurux
Badan inagoo safar dalxiis ku gaarnay
Caasimada ramallo ee dowlad-deeganka!!

Safarka waxaa igu wehliyay rag dhalinyaro
Aqoonyahan ah .

Dagmada ramallo iyo nawaaxigeeda waxaa Rabbi ku Galaday deegan qurux-badan oo Cowska iyo doogu waran-yahay

F:G aynu soo dalxiisnee dalka hooyo
Soo barro!!

05/12/2025

Nimcada ebbe baa waran meel kaste
Ebbow mahadaa♥️

Address

209
Gahanna, OH

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Abdi Hoosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share