Abdisamed Giirre

Abdisamed Giirre You've reached the official page of Abdisamed Giirre, a senior journalist focused on social affairs. Tel:-+252634357490 Warbixino iyo Warar Sugan

09/28/2026

Suaalaha Baraha Bulshada"Dani miyay iga saaran tahay xaaskaygii oo ilmo aan dhalay la baxsatay hadii aan Biilkii ka jaro"

09/28/2026

Xaalka Saaka ee Baydho.

09/27/2026

"Qofkii Xamar taga ee labadiisa lugood asaga qaba xuskiisana qaba,waxaan odhan lahaa ha la xidho"Siyaasiyad Faadumo Siciid

09/27/2026

Shaacinta shirka waynaha Cali Af-wayne Cumar Jibriil ee Talo iyo Tawfiiq.

09/27/2026

"2025-kii waxaan idinku idhi meel ku qorta ictiraafka Somaliland sanadkan wuu imanayaaye,ilahay ma keenay caawana..."Wasiirka Arimaha dibada

09/27/2026

"Raysal wasaaraha Somalia ha nagu soo lugo'in waanu is ogolnahaye"Wasiir Khadar Dhukur

09/27/2026

"Balwadii iyo wixii inadaamkii ilahaybaa iga saaray sifaad xun ayuu ahaa"culimadii kulanka islaamka timi

09/27/2026

"Somalia Waa boqolkiiba waa islaam lkn ragaa baxa ayaa sheegay in ay arkeen dadka garan wayay Nabiga Scw oo Somaali ah"Sheikh Mustafe

09/27/2026

"Hargeisa maal keeda iyo dadkeedaba iyo deegaankeeduba Diinta aadbaa loogu wayneeyaa sidaanu ka filaynay si ka badan..."Culimo ka timi Dalka Itoobiya

Wariye Maxamed Cabdi Qalinle iyo sawir-qaade Cabdiqaadir Ismaaciil Cabdiraxmaan oo ka mid ah warbaahinta KF Media ayaa l...
09/26/2026

Wariye Maxamed Cabdi Qalinle iyo sawir-qaade Cabdiqaadir Ismaaciil Cabdiraxmaan oo ka mid ah warbaahinta KF Media ayaa lagu xidhay goordhawd magalada Hargeisa
Xiliga la xidhay waxay warbixino ka samaynayeen kulanka islaamka oo ka dhacay duleedka casimada Hargeisa

Address

Garden City, KS
67846

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdisamed Giirre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdisamed Giirre:

Shortcuts

Share