Sahal Online Services

Sahal Online Services KU IIBSO-KA IIBSO KU KIRAYSO KANA KIRAYSO KU SOO DHOWAADA DALJOOG

Bosaso: Machadka Sooyaal Institute, wuxuu la wadaagaya Bulshada Bosaso,inuu qaadanayo arday Cusub, bishan January,2026.M...
01/05/2026

Bosaso: Machadka Sooyaal Institute, wuxuu la wadaagaya Bulshada Bosaso,inuu qaadanayo arday Cusub, bishan January,2026.

Machadku, wuxuu soo kordhiyay Xirfado badan oo kor u qaadaya fursadaha shaqo ee dhallinyarada.

Sido kale, Machadku wuxuu bixinaya Deeq waxbarasho oo half-scholorship ah 50%.
📞 Wac / WhatsApp: 907715814.

Ardayda Qeybta Diplomada ee Machadka Sooyaal Institute, gaar ahaan ardayda sanadka 1aad Aya u sameeyay Baaritaan Noocyad...
12/05/2025

Ardayda Qeybta Diplomada ee Machadka Sooyaal Institute, gaar ahaan ardayda sanadka 1aad Aya u sameeyay Baaritaan Noocyada dhiiggooda (Blood Group Test) ardayda kulliyadaha kala duwan iyo bulshada xaafadaha deriska la'ah Xarunta Machadka , olalahan Aya soconaya illa 10-ka bishan, kaaso aay ka faa'idaysanayaan ardayda iyo bulshada kale ee magaalada

Address

1503 North Erie Street Apt 9
Goodland, KS
67735

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Online Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sahal Online Services:

Shortcuts

Share

Category