06/30/2026
Baafin baafin waxaa labaafineynaa
1-Libaan Abdirahmaan 3 jir ah
2-Zakariye Hassan moh'uud 2.5 jiro
3-Farxiyo Hassan moh'uud 5 jir ah
4-yahye 4jr
Ciyalkaan waxey ka soo dhumeen dharkeynleey qasatan buulo xalfooy ku soo hagaajiyo number kan
Tell 0615278703
Tell 0615347363
Tell 0615036616
Tell 0615036616